Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil.–

0
Friday March 21, 2014 - 21:30:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inaa-Lilaahi -Wa Inaa-Ileyhi-Raajucuun , Alleh Haw naxariisto Chief Caaqil Cabdi Hadoodil.–

    Anaga oo ah Ururka Qurbe Joogta KULAN UK Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anaga oo ah Ururka Qurbe Joogta KULAN UK Waxaanu Tacsi tiiraanyo leh udireynaa qoyskii, qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland

qaraabadii iyo dhamaan shacabka reer Somaliland

Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Chief Caaqil Cabdi Mohamed Cigaal ( Abdi Hadoodil ) oo Maanta oo taariikhdu tahay 20/03/14 ku geeriyoodey shil baabuur Waxaanu Marxuunkaa Ilaahay uga baryeynaa in uu Ilaahay Naxariistiisii Janatul fardowsa ka waraabiyo Ubadkiisii, Eheladiisii, Asxaabtiisii iyo Dhamaan shacabka reer S/landna uu samir iyo iimaan alleh ka siiyo. AAMIIN = Aamiin = AAMIIN.

GUDIDA URURKA

QURBO JOOGTA CIISE MUUSE

EE KULAN UK - LONDON.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured