Kelmadaha Uu Neceb Yahay Wasiir Cali Maxamed Warancadde (1) W/Q:Khadar Maxamed

0
Tuesday March 11, 2014 - 22:17:44 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kelmadaha Uu Neceb Yahay Wasiir Cali Maxamed Warancadde (1) W/Q:Khadar Maxamed

    Awalba waxa aad qandaraas ku qaadatay duminta UDUB! Madaxweyne Siilaanyana waxa idinka dhexeeyay wacad ah in KULMIYE guulaysto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Awalba waxa aad qandaraas ku qaadatay duminta UDUB! Madaxweyne Siilaanyana waxa idinka dhexeeyay wacad ah in KULMIYE guulaysto Uma qalantid Xoghayaha Guud ee UDUB… Dr Cabdi Aw Daahir Cali ayaa kaaga habboonaa.
Awalba waynagii haanta malabka ah wada dhuuqi jirnay.. Markii dabadu kaa go’day ayaad sannaadhaysaa!
Maxaad shaqo u siin weyday dhallinyarada Bariga Hargeysa
Alley ha ina siiyo ajarka badan ee nabad-sugidda
SNM waa geesiyaal… Ma aha fulayo yaacay
Halkee ayaad joogtay markii la riday Maxamed Siyaad Barre?
Guddiga diiwaan-gelinta iyo Cabdirisaaq Ciyaale ayaa laalay murashaxnimadaada UDUB.

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen maanta waa murashaxa rasmiga ah ee Madaxweynaha UCID
Bannaanbax lagu taageerayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa ka dhacay gurigaaga hortiisa
Sababma ayuu Madaxweyne Siilaanyo kuugu caddayn waayay musuqa uu 29/Sebtember/2011 kugu eedeeyay.. Habeenkii uu saqda dhexe shaydaanku toosiyay!Yaa ka dambeeyay xadhigga Guuleed Daahir Samatar?
Weli miyaad,bixisaa qaadhaanka Xisbiga WADDANI?
Hore ayaad isugu magac-dartay laami iyo dugsi ku yaalla Hargeysa… Meelo kale ma isugu magac-daraysaa?
Awalba waxa aad qandaraas ku qaadatay duminta UDUB! Madaxweyne Siilaanyana waxa idinka dhexeeyay wacad ah in KULMIYE guulaysto
Barbaarta TALO iyo TAWFIIQ ayaa casuumad u samaynaya Badhasaabkii Hore ee Gobolka Togdheer,Meeday sirtii aad mucaaridka ka haysay?Faysal Cali-Waraabe waa siyaasi daljir ah. Ma geyo inaad Xamar la xidhiidhiso
Axmed Mumin Seed iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa cambaarayn kulul kuu jeediyay.Ma ahayn inaad TABANTAABO ku shaambadayso siyaasad! Waa urur samafal!
Maxaad Wasiir Xirsi ugu yeedhay shirkii KAAH ee ay qabsanayeen muwaddiniinta isku deegaanka ahi!Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan ayaa la halgamay KULMIYE oo kaaga xaq badan xukuumadda. Gadaal ayaad kaga soo biirtay.Af-hayeenka dhallinyarada TALO iyo TAWFIIQ ayaa kuugu baaqay in aad xilka ka degto.
Waxa jira masuuliyiin, madax-dhaqameed, xildhibaanno iyo hal-door kaaga dambeeyay Qasriga Madaxtooyada.
Gudbinta Ghasim Amoud
W/Q:Khadar Maxamed
khadarmfr@mail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured