MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO MAD-MADOWGA KASAARAY KA QAYB GALKA SHIRKA SOOMAALIYA LOOGU QABANAYO MAGAALADA LONDON.

0
Saturday April 20, 2013 - 08:36:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO MAD-MADOWGA KASAARAY KA QAYB GALKA SHIRKA SOOMAALIYA LOOGU QABANAYO MAGAALADA LONDON.

    London (xogreebnews.com) Madaxweynaha Somaliland Md axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) Oo Caawa Si Toos ah Ula Hadlayay Jaaliyadda Somaliland Ee Kunool Dalka Boqortooda Ingriiska Ayaa Mad-Madowga Kasaaray Shirka Loogu Qabanayo Somalia Magaalada Londo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.com) Madaxweynaha Somaliland Md axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) Oo Caawa Si Toos ah Ula Hadlayay Jaaliyadda Somaliland Ee Kunool Dalka Boqortooda Ingriiska Ayaa Mad-Madowga Kasaaray Shirka Loogu Qabanayo Somalia Magaalada London,
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO MAD-MADOWGA KASAARAY KA QAYB GALKA SHIRKA SOOMAALIYA LOOGU QABANAYO MAGAALADA LONDON.

London (xogreebnews.com) Madaxweynaha Somaliland Md axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) Oo Caawa Si Toos ah Ula Hadlayay Jaaliyadda Somaliland Ee Kunool Dalka Boqortooda Ingriiska Ayaa Mad-Madowga Kasaaray Shirka Loogu Qabanayo Somalia Magaalada London,

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Wuxuu Sheegay Inaan Somaliland Iyo Somalia Isku Mid Ahayn Sidookale Haba-yaraatee Aan Shirkaa Meeli Uga Banaaneyn.


”Wasaarad kamid ah Wasaaradda Dalkan Ingriiska ayaanu Ku Kulanay Dalka Itoobiya Waanu U Cadaynay Mow qofka Somaliland Ee Shirka London,Halkan Ingriiska Markaaanu Nimina Waxaan la Kulmay PM Dalkan Britain David Camaroon Waxaanna Usheegnay Shirkaasi Inuu Somalia Khuseeyo Somaliland-na aanay Ahayn Somalia” Ayuu Yidhi Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Mxaamuud (Siilaanyo) Oo La hadlayay Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka Ingriiska, Madaxweynaha Oo Hadalkiisii Sii Watana Waxa Uu Yidhi.. Anaga Horumarka Somalia Xaasid Kuma Nihin Wixii Caalamku Utarayo Waanu Soo Dhaweynaynaa Ayuu Yidhi Madaxweynaha Somaliland,

Sikastaba Ha Ahaatee Maalmihii Ugu Danbeeyey Ayaa Shacbiga Somaliland Dareeno Kala Duwan Ka Bixinayeen Shirka Somalia Loogu Qabanayo Dalkan Ingriiska Kadib Markii Raysal Wasaare David Camaroon Uu Xafiis Kiisa Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland Uuna Ka Codsaday Inuu Kasoo Qayb Galay Shirka Bisha May Somalia Loogu Qaban doono Magaaladan London.

Goor dhow Filo Warkaas


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured