Macallin Diinta Masiixiga Ku Faafin Jiray Hargeysa Gudaheeda Oo Shalay La Mustaafuriyey!

0
Saturday April 20, 2013 - 08:26:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macallin Diinta Masiixiga Ku Faafin Jiray Hargeysa Gudaheeda Oo Shalay La Mustaafuriyey!

    Hargeisa-(xogreebnews-Xukumada Somaliland ayaa mustaafurisay,dal-kugalkii ay hore u siisayna kala noqotey nin Ajaaniba oo lagu eedeeyay inuu Diinta Masiixiga (kiristaanka) ku faafin jiray Hargeysa gudaheeda. Siday Qarannews ka soo xigatey sarkaal ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews-Xukumada Somaliland ayaa mustaafurisay,dal-kugalkii ay hore u siisayna kala noqotey nin Ajaaniba oo lagu eedeeyay inuu Diinta Masiixiga (kiristaanka) ku faafin jiray Hargeysa gudaheeda. Siday Qarannews ka soo xigatey sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka Somaliland oo ay xidhiidh Telefoon ku heshay ninkan Diinta Masiixiga faafin jiray oo
Macallin Diinta Masiixiga Ku Faafin Jiray Hargeysa Gudaheeda Oo Shalay La Mustaafuriyey!



Hargeisa-(xogreebnews-Xukumada Somaliland ayaa mustaafurisay,dal-kugalkii ay hore u siisayna kala noqotey nin Ajaaniba oo lagu eedeeyay inuu Diinta Masiixiga (kiristaanka) ku faafin jiray Hargeysa gudaheeda.
Siday xogreebnws.com- ka soo xigatey sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka Somaliland oo ay xidhiidh Telefoon ku heshay ninkan Diinta Masiixiga faafin jiray oo magaciisa lagu soo koobay Robert iyo xaaskiisa oo muddo dheer deganaa magaalada Hargeysa ayaa shalay la mustaafuriyey,lagana dhoofiyey Madaarka Berbera.
Mr.Robert ayaa la sheegay inuu ku shaqeysan jiray Mihnad Macallinimo ,waxna ka dhigi jiray qaar ka mid ah Jaamacadaha Somaliland halka warar kalena xuseen inuu ahaa Dhaqtar ka shaqeeya Rugo caafimaad oo gaar loo leeyahay.
Geesta kale Qaar ka mid ah saaxiibada ay isbarteen Robert ,xidhiidh dhawna la lahaa ayaa sheegay inay goor danbe ogaadeen ama ku hanbaabireen in Robert si dadban muddaba u faafinaayey Diinta Kiristaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured