Wasirada Silanyo Ma Afarta Wasiir Ee U Adeerka Uyahayba Ugu Shaqo Badan Misee Waxkala Lagu Qarsada

0
Wednesday March 05, 2014 - 19:29:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasirada Silanyo Ma Afarta Wasiir Ee U Adeerka Uyahayba Ugu Shaqo Badan Misee Waxkala Lagu Qarsada

    asalamu calaykum dhabaan umada reer somaliland garahaan waxaan salamaya saxafada madaxa banan waxaan aad ulöa yabanahay wasirada somaliland waxaa ugu shaqo badan oo mar walba hadal hayntedu badan tahay wasaradaha ay ka midka yihin madax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

asalamu calaykum dhabaan umada reer somaliland garahaan waxaan salamaya saxafada madaxa banan waxaan aad ulöa yabanahay wasirada somaliland waxaa ugu shaqo badan oo mar walba hadal hayntedu badan tahay wasaradaha ay ka midka yihin madaxtoyada wasarada macdanta iyo ta dulista iyo hawada iyo wasir aan dadku aqon oo qarson , dhawr iyo sodoon wasiir ayaa somalilaand ledahay walii maan araag mashaariic aay wasradaha kale fulinayaan waxaan aragna oo qudhaa wasarada dulista iyo hawada ayaa masharii aad ulacaag badaan fulinaysa baadhna lunsanaysa ciid xisabinaysana anay jirin dadka sohadal qadana dabada ayaba ladhigaa,
waxaan kalo maqla wasarada madax toyada oo wax alale waxii dalka dhaqale sogalayay iyo awoduhi dalkaba la hos geyay cid xisabisana ma jirto hadi la so qadona wa

qof qaranka duminaya oon wanag sanayn oo dalka buq iyo qaylo galinaya,waxaan kalo ognahay wasarada macdanta iyo tamarta waxaa lacaag so gasha sanad walba iyo shirkadaha aay heshisyada laso gasho, sida daraded ,wa ariin iga yabisaay walii maan maqal sodonka wasaradod ee umada kale somaliland mamulaan mashariic aay ka shaqaynayan wa iska fadhiid wasaradaha kale wayo madaxwaynuhu ma ogola wasarad kalo dhaq dhaqaqda ,waxa kalo aan ka war qabnaa madax waynuhu sadex jeerbu isku shandheyay wali mu taban wasaradaha aan kor kuso xushay tasi waxay ino mujinaysa in wax lagu qarsado wasaradahan ,
lacaagta inanka wasarada dulistu babiyay badhna u lunsaday hadii wasarada cafimadka lagu mamuli laha boqolka sanee so socda way anfici lahayd umadan dhakhatirta u donanaya wadamada aynu jarka nahay,
waxaa iminka umadu isha ku haysaa wasirki tamarta oo madax waynuhu udirsaday dubay oo shirkado kale si lacag loga shubto dalkana dayn iyo dhib logaliyo oo khayradka hosta inogu jira sii losi rahmado aya laga shaqaynaya umaduna wayka war qabta,
ugu dan baynti waxaan uso jediin laha madax waynaha waxyabahan aad samaynaysa cadalada aad bay uga fogtahay wax lo dulqadan karana maha sidana hadad kusii wado wadanku fawdu galaya hadi fawdo timadona waxii aad tacab qarinaysay aya debada uso baxaya marka waxaan ku odhan laha sanadka ku hadhay cadalad isku daay,dhamana umada waxaan uso jedinaya inay dalkoda iyo dadkodaba uso jedsadan oo daren saayida ku ega dalka wayo marka dawladi si dhacayso dalka wa laga ilaliya sida cadiga marka dalka wa inaad ka ilalisaan kulmiye iyo qadhabsigisaa
garaad cabdiqani mahamed cabdilaahi




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured