Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera.

0
Sunday March 02, 2014 - 19:05:30 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera.

    Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi: Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Walaashi Ku Geeriyootay Berbera. Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanyeysan tacsi u dirayaan Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Walaashii Ruqiya Siciid Ayaanle ku geeriyooday magaalada Berbera ee gobolka Saaxil.
Waxaannu Eebe uga baryayna innu jannadii fardowsa ka waraabiyo marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle qoyskiisii iyo qaraabadi ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo iyo dhamaan shacab weynaha Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured