SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi

0
Sunday March 02, 2014 - 16:50:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi

    SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHEEKO JACAYL:QEYBTA KOBAAD. Dhandhanka jacaylka dhabta ah iyo guusha lamaananaha isbaqag:by Zaki Adam Suxufi Waxan ku soo qaadan donanaa mowduuc ku saabsan qiimaha uu leeyahay jacayka una dhaxeeya labada qof ee isqab horta maxaad tahay jacaylow ?figrada kaladuwan aya jira jacaylka waxa uu sameeyaa mucjisooyin , jacaylka waa uu indha lah.yahay 10)dariiqo oo lagu kubciyo jacaylka labada isqabta . Qofkii doonaa in nuu kodhisto raasamalkiisa waxuu raadiyaa siduu ku kubcinlahaa oo ku badin lahaa sidokale qofkii doona in uu kobciyo xirirka iyo jacaylka labada qof ee is qabaa waa inuu raadiyo sidii uu u kubcin lahaa jacaylkiisa hadaba waxaan sooqaadanayaa: 10 qodob oo ko uqaado xirirka , jacaylka iyo is aaminka labada qof ee is qaba 1) inay is dhaafsadaan hadiyadaha xita hadi aytahay mid iska caadi ah ama warqad oo aad ku qorto kamado aad u macaan taasina waxay leedahay raad reeb aad ugu weyn dhinca qalbiga ‘ ninka markuu bixiyo qiimaha hadiyada xaaskiisa wuxuu kula soo noqdaa qiimahaas iyo weji furan oo faraxsan . Farxada iyo wanaaga ka muuqda guriga dhinacyadiisa oo dhan’ gabadhane waa in sidokale ay ninkeeda wax u hadiyeeyso 2) in ay waqti isla fadhiistaan oo ay sheekeystaan marka ay kala maqanyihina ay talefon isku waraystaan oo mid waliba kankale ihtimaamka siiyaa lahadalka kankale. 3)is eegida iyo aragtida xanbaarsan jacaylka iyo iska helida, dareenka u dhaxeeya labada qof ee isqaba kuma eka waajibadka kaliya oo laguto ama is dhaafsasho kalmada xiriirka ah o wanaagsan oo lays dhaafsado ee intaas waa ka badantahay oo waxaa ka mid ah ishaarooyin aan hadal ahayn oo wajiga cabiro. 4 ) marka uu baxaayo oo aad siwanaagsan u sii macsalaameyso iyo markii uu sooqdo oo aad si aad u wanaagsan aad u soo dhaweyso oo aad u marxabayso 5) labada isqabtaa wa in ay ahadan kuwo isu naxarista. 6 ) waxaa wanaagsan in uu ninka xaaskiisa amaano oo uu dareensiiyo ilaa xad u jecelyahay, ninkalena eegidisa uga masayrayo jacayka uu u qabo dartiis sidookale in uu weligis gabar kale la simin ama ka hormarinin. 7) waxaa muhiim ah lamaanaha is qaba in ay kaftamaan 8 ) miisaamid ogolaasho iyo diidid waa mid muhih ah taas oo ah in aadan wax kasta inta ilowdo. Qofkí kaliya uu san kuu muuqan, oo shaqadaada bas ah noqoto qofkaas. 9) waa in labada qof ee is qabaa hadi dhibaato ku timaado ay isla xaliyaan oo dhibkaas ku dhacay ay kaqaadan xoog iyo jacayl. 10) kalimada wanaagsan

ama jilicsan oo muujinaya jacaylka habadha u qabto ninkeeda ama in ay tusto ama -ninka tuso in guurkiisa/ guurkeedu. Yahay nimco ilahay siiyey waxay lamid tahay jacaylka labada isqaba



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured