Madaxweyne Waxaanu Ka Cod-sanaynaa Inaad Dhalinyarada Aad Xilalka Sare Ee Wasiirada Uu Magacaabayso Aad Ku Darto Wiilka Dhalinyarada La yidhaahdo Cabdilaahi Caarshe

0
Friday February 28, 2014 - 20:47:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waxaanu Ka Cod-sanaynaa Inaad Dhalinyarada Aad Xilalka Sare Ee Wasiirada Uu Magacaabayso Aad Ku Darto Wiilka Dhalinyarada La yidhaahdo Cabdilaahi Caarshe

    Mudane madaxweyne waxaad tahay geesi lagu hirto ilaahay waxaan kagaaga baryaya inuu mar walbaa ku garansiiyo khayrka ,madaxweyne dhalinyarada wadan waxaay ku hayaan abaal weyn maadaama oo ad uu samaysay shaqo abuurid weyn ,taaso hadaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane madaxweyne waxaad tahay geesi lagu hirto ilaahay waxaan kagaaga baryaya inuu mar walbaa ku garansiiyo khayrka ,madaxweyne dhalinyarada wadan waxaay ku hayaan abaal weyn maadaama oo ad uu samaysay shaqo abuurid weyn ,taaso hadaa

Mudane madaxweyne waxaad tahay geesi lagu hirto ilaahay waxaan kagaaga baryaya inuu mar walbaa ku garansiiyo khayrka ,madaxweyne dhalinyarada wadan waxaay ku hayaan abaal weyn maadaama oo ad uu samaysay shaqo abuurid weyn ,taaso hadaa yaraysay dhamaantahriibka ay dhalintu ku hafteen waxaanan ku odhaan karaa waxaad tahay daā€¯weeyaha dhalinyarada.

Hadaba wuxuu codsigaaygu ku eg-yahay oo manta ugu kalifay inaan qalinka qaato ,maadaama oo ad madaxweyne aad xilal sare uu magacaawday dhalinyaro badan oo ruuntii kugu faraxsan ,madaxweyne adiigo ka duulaaya waajibka qof kasta oo daadaala ama kasoo baxa xilka uu hayo waxaa haboon,inla daalacsiiyo ,mudane hadaa waxaan ka rajaynayaa markaad samayso isku shaan-dhey ta aad samayn doonto,inaad wasiir buuxa siiso wiilka dhalinyarada ah ee hadda ka haw-galla madaarka caasimada Somaliland lana yidhaahdo cabdilaahi caarshe inaad dalacsiiso oo ka dhigto ama ku darto xilalkaaga wasiirada ahday yihiin iyo haday agaasimaayaal yihiin-baa

Sidoo kaleena waxaan aad uu hambalyeeynayaa wax-qabadka uu madaarka caasimada iyo Berberaba ka sammeeyay wasiirka wasaarada duulista iyo hawada mudane maxamuud xaashi oo aan odhaan karayno waa masuul muuji-yey karti iyo daadaal dheeraad ah sidaasi daraadeedna aan wasiirka ku Hambalyeynaayo adiiga iyo wasiirkaagaba

Qof kasto kasoo baxaa shaqaadiisa ama yeesha hay-bad uu illaahay kagaa il-haamay adaamaha intiisa kale ma waayo xaasid iyo xummo sheeg waayo xaasidku waxaa uu la dhashay markii la abuuray aadamaha, sidaasi daraadeedna waxaa inaagu waajib ah inaaynu markhaati furno,daadalka xukuumadda siilaanyo shaqooyinka ugu abuurtay dhalinyarada qaran Somaliland,waxananu ka codsanaynaa dawlada uu hoggaamiyo mudane Axmed Siilaanyo inay sii dalacsiiso dadka cabdilaahi caarshe oo kale ah, waayo waa masuul kasoo baxay shaqaadisii.

Qalinkii

Cumar Saleebaan Hurre

Burco/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured