Maxaad Ka Taqaanaa Wasiir Mahamoud Hashi Cabdi Wasiir Mahomoud Hashi Cabdi Wuxuu Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii SNM

0
Friday February 28, 2014 - 18:51:21 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad Ka Taqaanaa Wasiir Mahamoud Hashi Cabdi Wasiir Mahomoud Hashi Cabdi Wuxuu Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii SNM

    Wuxuu ahaa maayerkii ugu horeeyay ee burco intii soomaliland ka go Day soomaliya wuxuu ahaa maayerkii hirgaliyaay ama martida loo ahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu ahaa maayerkii ugu horeeyay ee burco intii soomaliland ka go Day soomaliya wuxuu ahaa maayerkii hirgaliyaay ama martida loo ahaa Wuxuu ahaa maayerkii ugu horeeyay ee burco intii soomaliland ka go
Day soomaliya wuxuu ahaa maayerkii hirgaliyaay ama martida loo ahaa
Shirkii burco ee aas aaska dawlada soomaliland
Wuxuu xildhibaanadii ugu horeeyay ee ay yeelato soomaliland
Wuxuu ahaa ragii qurbe jooga ahaa ee dalkooda horumarkiisa ka qayb qaatay
Imikana wuxuu yahay wasiirka wasaarada duulista iyo hawada soomalilad
Mahomud hashi cabdi tariikhdiisa halkan kuma soo koobikarno

Mahomou hashi cabdi wuxuu ku suntanyahay waxqabad iyo horumar
Intaas oo xil oo uu kazoo noqday dalkiisa soomaliland wuxuuu ka gaadhay guul
Isagoo horumar lataaban karo ka sameeyay dhamaanba xilalka uu hayay
Hada oo uu yahay wasiirka duulista wuxuu sameeyay horumar balaadhan oo Uu ka sameeyay madaarada soomaliland wuxuu wasiirku mutaystay certivicate ah hard
work men W/Q Mahmoud ali saed





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured