WAXAAAN OGAYSIINEEYNA DHAMAAN UMADAA REER SOMALILAND MEELKASTAA OO AY JOOGTO GAARAHAAN JARMALKA Jaaliyada kudhaqan.

0
Wednesday February 26, 2014 - 17:24:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAXAAAN OGAYSIINEEYNA DHAMAAN UMADAA REER SOMALILAND MEELKASTAA OO AY JOOGTO GAARAHAAN JARMALKA Jaaliyada kudhaqan.

    ALLEH AYAA MAHAD LEHGUDIIDA JAALIYADAA SOMALILAND EE GOBOLKA HESSEN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALLEH AYAA MAHAD LEHGUDIIDA JAALIYADAA SOMALILAND EE GOBOLKA HESSEN HADII AANU NAHAY GUDIIDAA GOBOLKAA HESSEN IN ANAAN OGAYN meel goboladaa jarmalku ku wada taashadeen ISKUNA RAACEEN IN IN XAFALDAA 18 may lagu qabto... siidaas awgeed waxaanu taageeraynaa oo tix galinayna wada taashiiga goboladaa iyo meeshaa laa isku raaco.... waxaanu kalee oo aanu uu digayna cid kastaa oo umada khalkhal iyo kala qaybiin wada.: waxaaanu uu aqoonsandoona cidaas in ay tahay ciid somaliland midniimadeedaa iyo jiritaankeedaa duulaan ku ah meelna waanu uga soo wada jeedsan doona. ciid kastaa oo isku dayda umadaa somaliland kala qaybiinteeda kalanaa fogoonaysheeda:: waxanaan baaq dheer uu jeediinayanaa masuuliyantaa gobiladaa jaaliyada somaliland ee jarmalkaa in sii midnimo leh bayaaan loo soo wada saaro Gobolkii awoodigii karaa in lagu qabto xafldaa 18 may

ALLEH AYAA MAHAD LEHGUDIIDA JAALIYADAA SOMALILAND EE GOBOLKA HESSEN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured