Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn.

0
Tuesday February 25, 2014 - 20:34:19 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn.

    Hargeysa,(xogreebnews.com-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa,Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa,(xogreebnews.com-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa,Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn)

Hargeysa,(xogreebnews.com-Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa,Cabdiraxmaan Maxamed Mawliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn) oo hooyadood Maryan Cabdilaahi Awcumar ay maanta ku geeriyootay laguna aasay magaalada Hargeysa,waxaanu Gudoomiyuhu Ilaahay u baryayaa inuu janatul Farduusa ka waraabiyo Marxuumada,samir iyo iimaana ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday,Aaamin Aaaaaamin.

Sidoo kale waxaa tacsi tiiraanyo leh u diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn Garsoorayaasha iyo hawl wadeenada Maxkamada degmada Hargeysa oo kala ah;

1. Xasan Qoran Cali

2. Yaxye Xuseen Yuusuf

3. C/risaaq Cisman Aw Cali

4. Max,ed Rashiid (Bulxan)

5. Max,ed Nuur Caraale

6. Sh.Ismacil Qalib Diiriye

7. C/salan Sh,Xasan Axmed

8. C/Shakur Max,ed Ismacil

9. Siciid Xasan Yusuf

10.Max,ed Cali Axmed

11.C/raxman Aw Xasan Bile

12.Max,ed Cabdi kaahin

13.Cali Cisman Iidaan

14.Hadiya Cumar Ibrahin

Waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer cabdi shaadhweyn oo hooyadoo Maryan Cabdilaahi Awcumar maanta ku geeriyootay laguna aasay magaalada Hargeysa,waxay Ilaahay u baryayaan inuu Jannadiisa ugu deeqo,samir iyo iimaana ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday,Aaamiiiiiiiin Aaaaamiiiiiiiiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured