Heshiiskani waa Guul u soo hoyatey CIRRO iyo WADDANI

0
Thursday February 20, 2014 - 08:13:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1021
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiskani waa Guul u soo hoyatey CIRRO iyo WADDANI

    waxan salaamayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland, waxan ku bogaadinayaa sida xaqiiqda ah ee ay ugu waramaan bulsha weynta rer somaliland marlabaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxan salaamayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland, waxan ku bogaadinayaa sida xaqiiqda ah ee ay ugu waramaan bulsha weynta rer somaliland marlabaadka waxan salaamayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland, waxan ku bogaadinayaa sida xaqiiqda ah ee ay ugu waramaan bulsha weynta rer somaliland
marlabaadka waxan doonayaa inaan fekerkayga ka dhiibto heshiiska ay soo saareen golaha sharafta badan ee guurtidu heshiiskaaso ah in guddoomiye cirro hayn doono guddoomiyenimada golaha iyo inan laga keeni karin wax mooshin ka dhan ah... iyo in xilka lagaga qaadi karo 42 xildhibaan
haddaba dhinacayga waxay ila tahay in ay tahay guul dhamaystiran oo usoo hoyatey guddoomiyaha golaha waayo waxaba taas cadeyneysa mar haddii looo saxeexay layslana ogolaaday in gulaha uu isagu horjooge u noqon doono inta u hadhay oo dhan isaga oo dhinta ama is casila mooyee waxay ka dhigan tahay inaanay wax macno ah samaynayn qodobka kale ee ah in 42 laga dhigay.

ugu danbeyntii waxan ku bogaadinayaa sidaas ay guurtidu ku dhamaysay hawsha
wasalaamu calaykum

By Muna Siciid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured