Wasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:

0
Tuesday February 18, 2014 - 20:43:52 in Featured by Super Admin
  • Visits: 3122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir cukuse:suxufigii ugu xumma saxaafada somaliland +siyaasiga ugu cabuudhinta badan:

    Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa Wasiirka wasaradda warfaafinta iyo dhaqanka somaliland Cabdilaahi cukuse ayaa hore uu ahaa suxufi,isaago lagu naanaysi jiray kuttida saxaafada, ayaa wasiir laga dhigay markay xukuumadda siilaanyo talaada dalka qabsatay,cukuse ayaa lagu yaqaanay waagii uu mucaaridka ku ahaa xukuumaddi hore Daahir Rayaale ,isla markaasna qori jiray wargeyska saxansaxo,oo uu masuulkani gacaantiisa ku qoray war lagu sheegay inuu daahir rayaale ka qayb galay aaska haweenay uu sheegay inay ahayd guir joogtiisi,sidoo kaleena waxaa uu wax ka sheegay marwadaa uu qabay madaxweynihii hore ee dalka,warkaaso uu qoray intii lagu jiray xil-wareejinta maamulka ee xilligii laga guuleystay dawladii hore,warkaaso uu cukuse gacantiisa ku qoray cinwaana uga dhigay,marwada madaxweyne Riyaale oo sidii hore si ka Duwan dalka uga dhooftay,waxaanu warka xagga hoose kagaaga sheegay inay marwadani xisbiga Kulmiye khaati ka taagna oo ay ninkeedana talada xoog kagaga haysatay isla markaasna ay rabtay inay dalka dagaal ka rido,una daahir riyaale uu ka diiday damaceeda,taasi darteedna ay cadho uga dhooftay dalka.

Wasiirkan ayaa maanta mar uu warbaahinta la kulmay kagaaga waramay wax yaabo anay habeenay,inuu soo hadal qaado, kuwaaso aha xeer xaaran ah oo uu doonaay inu ku dabar-gooyo saxaafadda somaliland,sidoo kaleena waxaa uu af-laagado qaawan kula dul kufay Tv-ga caalamiga ah ee Universal isaago codsi u diray ganacsataada dalka oo uu ku wargeliyay in anay xayaysiiska siiniin ,taaso ayaan daro ah anay kana yeelay ganacsatadu.
Sidoo kale masuulkani waxaa uu ahaa mid ka araadan dhamaan akhlaaqaadka laguula dhaqmo madaxda dalka wakhtii uu ahaa mucaarid,isaago markii laga dhigay wasiirna ku dan-baabayinu simmo siilaanyo iyo Cumar Binu Khadaab, Bubaakar sidiq.waa waay maxaa tolow Helay
Ninkii nocaas ahaa ayaa maanta intaa wasiir laga dhigay ee hadanaleh cid-baa mihnaadii saxaafadda ka siinaysaatay,sidoo kale wasiirkan ,ayaa kula kacay Tv-ga caalamiga Universal,qabyaalad aan dalka laga baran,isaago wasiirkani gabi-ahaanba uu ahaa sheikhsigii ka baxay anshaxa saxaafadda,
sidoo kaleena mr cukuse uu ahaa qof siduu doona uu isticmaalay, af-lagaada masuuliyiintii qaranka ilaayo xillligii uu dalka hoggaaminaayey alle haa uu naxaariistee Maxamed xaaji Ibraahin Cigaal.
wasiirka ayaa si qaawan maanta uu weeraray Tv-ga caalamig ah ee Universal, oo uu dhowaan ku xayiray,ayaa ugu baaqay ganacsato uu sheegay inay xayaysiisyo siiso,islamarkaasna ugu hanjabay inay madaarada dalka ka qaban doonaan mulkiilaha Universal mr barawaani, oo marar safar kusoo maraa,dalka lama ogga cukuse cida ilo siisay anshax la'aantiisi waagu mucaaridka uu ku ahaa dawladii Riyaale,la socoo.........
Qalinkii
Maxamed Daahir Guuleed
Emeil
Maxamed74@hotmail.com
Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured