Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Safar Ugu Amba Baxay Dalka Turkiga

0
Sunday February 09, 2014 - 19:04:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 937
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Oo Maanta Safar Ugu Amba Baxay Dalka Turkiga

    Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa ka amba baxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxayna saacadaha soo socda ka caga dhigan doonaan Magaalada Istanbul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa ka amba baxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxayna saacadaha soo socda ka caga dhigan doonaan Magaalada Istanbul. Muqdisho(xogreebnews.com-Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya, ayaa wuxuu maanta uu safar ugu amba baxay dalka Turkiga.
Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa ka amba baxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxayna saacadaha soo socda ka caga dhigan doonaan Magaalada Istanbul.
Masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaanada Baarlamaanka, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale, ayaa u galbiyay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde.
Safarka Madaxweynaha Soomaaliya oo qaadan doono muddo toddobaad ah amaba ka badan, ayaa wuxuu la xiriiraa arrimo caafimaadeed, oo uu Madaxweynuhu u tagaayo dalkaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured