MUSHARAX AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO U WEHEELIYO CABDI RASHID XASAN MATAAN OO SI LAYAAB-LEH LOOGU SOO DHEWEEYAY,DILA ILAAYO BOORAMA.IS HORTAAGI XUKUUMADDA OO GUUL-DARAYSTAY DHAQ-DHAAQAAQ CIIDAN OO MAGAALADA LAGA DAREEMAY.

0
Sunday February 09, 2014 - 11:49:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUSHARAX AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO U WEHEELIYO CABDI RASHID XASAN MATAAN OO SI LAYAAB-LEH LOOGU SOO DHEWEEYAY,DILA ILAAYO BOORAMA.IS HORTAAGI XUKUUMADDA OO GUUL-DARAYSTAY DHAQ-DHAAQAAQ CIIDAN OO MAGAALADA LAGA DAREEMAY.

    Borama(xogreebnews.com-musharaxa jagada madaxtimada ee xisbiga ucid ayaa soo dhoweeyn layaableh kala kulmay dad weynaha reer boorama ,iyaado ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama(xogreebnews.com-musharaxa jagada madaxtimada ee xisbiga ucid ayaa soo dhoweeyn layaableh kala kulmay dad weynaha reer boorama ,iyaado ay Borama(xogreebnews.com-musharaxa jagada madaxtimada ee xisbiga ucid ayaa soo dhoweeyn layaableh kala kulmay dad weynaha reer boorama ,iyaado ay dadku ruxaayeen caleemo qoyan isla markaasna ay kaaga horyimmaadeen degmada diila
musharaxa ayaa la sheegay inay xukuumaddu ku samayasay is hortaagis kadib markii uu is yidhi hore uu gal magaaladqa boorama,

sidoo kale dad goob jooge ah ayaa shabakadda warar ee xogreebnews.com uu xaqiijiyay inay dadka ka godoodeen,ciidamo la sheegay inay waftiga ku baadheen,duleedka deg mada dila.lasoco wixii kasoo kordha goordhow

xogreebnews,com office Hargeisa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured