KULAAN AN UJEEDAADIISA LA CADEYN OO CAAWA KA SOCDA GURIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA,LAGUNA KALA FUR-FURI DOONA XILDHIBAANADA WAKIILADDA

0
Saturday February 08, 2014 - 21:08:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KULAAN AN UJEEDAADIISA LA CADEYN OO CAAWA KA SOCDA GURIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA,LAGUNA KALA FUR-FURI DOONA XILDHIBAANADA WAKIILADDA

    Hargeisa(xogreebnews.com-Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari Lahaayeen Fadqalaladda Ay XUkumaddu Ka Waddo Gola Wakiilada Dhexdoooda Waxana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari Lahaayeen Fadqalaladda Ay XUkumaddu Ka Waddo Gola Wakiilada Dhexdoooda Waxana Hargeisa(xogreebnews.com-Waxana Kulanka Caawa Uu Daaran Yahay Sidii Ay Usii Badhi Taari Lahaayeen Fadqalaladda Ay XUkumaddu Ka Waddo Gola Wakiilada Dhexdoooda Waxana Maalmihii Udambeyayba Laysla Dhex Marayay In Lacagahan Wasiir Xirsi Uu Ku Fan Garaynayo Sidii Qas Iyo Qalan Qal Loogelin Lahaa Golaha Ay Tahay Lacagihii Lagu Urursaday Wadada Ceerigaabo.
Kulankan Caawa Ee Hadda Ka Socda Guriga Madaxwayne Ku Xigeenka Ayaa Sida La Sheegay Marwaddu Ku Yaboohday Inay Kordhinayso Lacagihii Hore Ee Lagu Baayacay Xildhibaanada Si Loosii Waddo Fara Gelinta Qaawan Ee Xukumaddu Ku Hayso Golaha Wakiilada

Madaxwayne Axmed Silaanyo Ayaa Maanta Dhankiisa Iska Fogeeyay Inuu Ogaal Ka Yahay Fara Gelin Xukumadisu Ku Hayso Wakiiladda Hase Ahaate Marwadda Madaxwaynaha Iyo Wasiir Xirsi Ayaa U Muuqda Kuwa Gebi Ahaanba Maroorsaday Taladdi Dalka
Sikastaba Ha Ahaate Lacagaha Lagu Fan Garaynayo Carqaladaynta Habsami Usocodka Hawlaha Golaha Wakiilada Oo Ah Lacagihii Shacbiga Looga Urursaday Wadada Ceerigaabo Iyo Xatooyo Xoolo Dadwayne Oo Badheedh Ah Ayaa Dalka U Horseedi Kara In Lagaga Cadhoodo Ayna Dhaliso Mudaharaad Shacbi



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured