MADAXWEYNE SIILAANYO OO DALKA KUSOO LAABTAY SHEEGAYNA INUU GUUL KUSOO DHAMMAADAY SAFARKIISI(daawo sawiiro).

0
Saturday February 08, 2014 - 19:36:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 959
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO OO DALKA KUSOO LAABTAY SHEEGAYNA INUU GUUL KUSOO DHAMMAADAY SAFARKIISI(daawo sawiiro).

    Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland axmed maxamed maxamuud (siilaanyo ayaa maanta kusoo guryo noqday dalka kadib markii uu safar qaata dhawr ciisho uu ugu maqna dibbadda Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane A

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland axmed maxamed maxamuud (siilaanyo ayaa maanta kusoo guryo noqday dalka kadib markii uu safar qaata dhawr ciisho uu ugu maqna dibbadda Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Hargeisa(xogreebnews.com-madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland axmed maxamed maxamuud (siilaanyo ayaa maanta kusoo guryo noqday dalka kadib markii uu safar qaata dhawr ciisho uu ugu maqna dibbadda Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay Wehelinayso Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL. Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde.
madaxweynaha ayaa sheegay inuu guul ugu soo dhammaaday safarkiisi uu ku maray dalal badan oo ku yaalla qaaradda yurub,waxaa kalee oo u sheegay inaanay wax faro gelin ah ku hayniin gollaha wakiilada oo u gudoomiyahoodu sheegay inay faro gelin ku hayaan,

Madaxweynaha waxa gegida Diyaaradaha ee Egal International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo horkacaayey Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye, sidoo kale waxa maanta soo dhawaynta ka qayb qaatay oo isu soo bax balaadhan ka sameeyey Airportka Sulaadiinta Somaliland Boqorada, Caaqilada, Xildhibaanada Golayaasha qaranka Somaliland iyo Shacbiga qaybihiisa kala duwan oo iyagu ahaa kuwo isku xidhaan Airport ilaamaa Madaxtooyada JSL, bulshadan oo ahayd mid iskeed isu abaabushay.Madaxweynaha oo bulshada uga mahadnaqaaya sida qiimaha leh ee ay isugu soo baxen ayaan qadar saacado ah dhex lugaynaayey Laamiyada Caasimada isaga oo salaam sharaf ugu tegay qaar ka mid ah Naafada Somaliland oo ka qaybgalay iyana maanta soo dhawaynta madaxweynaha oo tubnaa hareeraha wadada.
Ugu danbayn tiina waxa uu madaxweynuhu soo gaadhay qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland oo ay ku sii sugayeen Madaxweyne ku xigeenka iyo Madaxda Sarsare ee Xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin badan oo ka mid ah siyaasiyiinta dalka iyo madaxdhaqameedka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured