Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Ciro Oo Dhimay Gudiga Joogtada Ee Golaha Wakiilada Waa Maxay Sababtu?

0
Saturday February 08, 2014 - 18:56:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Ciro Oo Dhimay Gudiga Joogtada Ee Golaha Wakiilada Waa Maxay Sababtu?

    Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa saaka soo saarey wareegto uu ku dhimaayo Gudigaa Joogtada ee Golaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa saaka soo saarey wareegto uu ku dhimaayo Gudigaa Joogtada ee Golaha Hargeysa(xogreebnews.com-Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa saaka soo saarey wareegto uu ku dhimaayo Gudigaa Joogtada ee Golaha Wakiilada oo tiradoodu ahayd 17 balse xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada ee dhawaan la ansixiyey Jideeyay in tirada gudiga Jogtada ee golaha wakiiladu noqoto 13 Xildhibaan.
Taas darteed xubnaha Gudiga oo ka koobnaa 17 Xidlhibaan ayaa laga saaray 4 Xildhibaan kuwaas oo lagu kala daray gudiyo kale oo ka tirsan isla golaha,waxaana hadda laga bilaabo tirade gudiga joogtada ah ee golaha wakiiladu noqotay 13 Xildhibaan sida xeer-hoosaadku dhigaayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured