MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)

0
Thursday April 18, 2013 - 07:36:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)

    London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa

MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)





London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa galabta kulan ku qaatey aqalka loo yaqaan ama dalka looga taliyo ee no 10 kulan ayaan la filayn hase ahaatee sida warar xogo gaali sheegayaan ayaa lagu sababeeyey in uu gogol xaadh unoqdo sidii ay somaliland uga soo qeyb gali laheyd shirka dhici doona 7 may/13 kaasi oo ah mid laga ga shaqeynaayo danaha somaliya .

Hadaba waxa warar xogogaala oo dadkii ku dhowaa madaxweynuhu ay noo xaqiijiyeen in aan sikale dadka kaqeyb galka looga dhaadhcin karin balse marka loo sheego in aanu la kulaney reysal wasaaraha ingiriiska Divid camaron aan dadkii odhankarno waxaas ayaa ingiriisku noo balan qaadey taasi oo loo balansanyey in uu ku dhawaaqo ama shirka london ka dhacaaya inay somaliland ka qeybgaleyso marka uu madaxweynaa somaliland dib ugu laabto somaliland.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured