DAGAAL KA DHEX QARXI DOONA MAALINTA BERRI XUKUUMADDA SIILAANYO IYO WAKIILADDA+MOOSHINO ISKA SOO HOR JEEDA OO MIISKA LA DHIGI DOON,WASIIR XIRSI OO WACAD KU MARAY INU CIRO SANKA CAANO KA KEENI DOONO.

0
Friday February 07, 2014 - 21:02:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAGAAL KA DHEX QARXI DOONA MAALINTA BERRI XUKUUMADDA SIILAANYO IYO WAKIILADDA+MOOSHINO ISKA SOO HOR JEEDA OO MIISKA LA DHIGI DOON,WASIIR XIRSI OO WACAD KU MARAY INU CIRO SANKA CAANO KA KEENI DOONO.

    Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maalinta berri lo ballaan san yahay mooshino la sheegay inay iska soo hor jeedan,kuwaaso kala ah mid la doonaayo in xilka lagaaga xayuubiyo guddoomiyaha Baarlamaanka mudane c/raxmaan cabdilaahi ciro,oo ay xukuumaddu da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maalinta berri lo ballaan san yahay mooshino la sheegay inay iska soo hor jeedan,kuwaaso kala ah mid la doonaayo in xilka lagaaga xayuubiyo guddoomiyaha Baarlamaanka mudane c/raxmaan cabdilaahi ciro,oo ay xukuumaddu damacsan tahay inaay ka xayuubiso,shir gudoonimada baarlamaanka. Hargeisa(xogreebnews.com-waxaa maalinta berri lo ballaan san yahay mooshino la sheegay inay iska soo hor jeedan,kuwaaso kala ah mid la doonaayo in xilka lagaaga xayuubiyo guddoomiyaha Baarlamaanka mudane c/raxmaan cabdilaahi ciro,oo ay xukuumaddu damacsan tahay inaay ka xayuubiso,shir gudoonimada baarlamaanka.
mooshinka labaad ayaa la sheegay inu salka ku hayo muraankii hore ee kala irdheeyay aqalka wakiilada somaliland kaaso hoos lo dhigay awoodda labada gudoomiye ku xigeen,oo halkii markii hore ay miis wadaa fadhiisan jireen,shirgudoonka oo dhan ay hadda kala hooseeyaan,

1 kal hore wax weeyaan in xilka laga xayuubiyo baashe iyo cali yuusuf oo ah labad gudoomiye ku xigeen islamarkaana hore iyaga loogu rif rifay xeer hoosadkii ay dhawaan mudanayaasha golahaasi an saxiyeen
2 wax weeyaan in gudoomiyaha golahaasi oo xilka markii hore lagag qaadayay 55 cod laga dhigo 45 oo ay xukuumada talada dalkan haysaa ay doonayso in ay xilka ay ka qaado gudoomiye cirro islamarkaana ay ka doobiso golaha iyadoona hada ay golahaasi ay ka dhex doobiyaan xildhibaanada mucaaradka ah
golaha wakilada somaliland oo bari oo u ka qarxayo fulkaanihii ugu baladhnaa kaas oo la hor keenayo labo mooshin
lama ogaan karo siday xaalka uu noqon,maadaama oo anay siyaasadu lahayd isku hallay,sidoo kale wasiirka madaxtooyadda, ayaa hadda wadaa qorshe u badheedhaayo,sidii uu wiiqi lahaa awooda gudoomiye cirro.
dhowaan ayay ahayd markii uu wasiir xirsi asaago ku sugan,dalka UK ka sheegay inu gudoomiye cirro sanka caano ka keeni doono,isla markaasna sheegay in anay ahayn libin,labada gudoomiye ku xigeen ee awooda la dhimmay,qooma-meyn doonaana gudoomiyaha xisbiga wadani ahna gudoomiyahaya aqaalka wakiiladda somaliland.
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nour cheif editor xogreebnews.com
c.casiis98@hotmail.com
Tel 634144434



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured