MADAXWEYNE GAAS OO DIB UGU LAABTAY MAGAALADA GAROOWE,KADIB MARKII UU KA QAYB GALAY AASKA MARXUUM CABDI RISAAQ XAAJI XUEEN.

0
Friday February 07, 2014 - 20:44:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 925
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE GAAS OO DIB UGU LAABTAY MAGAALADA GAROOWE,KADIB MARKII UU KA QAYB GALAY AASKA MARXUUM CABDI RISAAQ XAAJI XUEEN.

    Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigiisa ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Garoowe kadib markii ay kasoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigiisa ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Garoowe kadib markii ay kasoo Garoowe(xogreebnews.com-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdigiisa ayaa dib ugu soo laabtay galabta magaalada Garoowe kadib markii ay kasoo qaybgaleen Aaskii qaran ee loo sameeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen.
Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa waxaa kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeenka Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar, Gudoomiyaha Baarlamaanka Siciid Xasan Shire, Wasiiro iyo taliyaasha ciidamada.

Madaxweynaha ayaa weli faahfaahin ka bixin safarkiisa magaalada Muqdisho inkastoo shalay mar uu la hadlayay warbaahinta meesha ka saaray in uu u aaday arrimo la xiriira Siyaasad iyo dhaqan, oo ay u tageen keliya aaska Ra’iisul Wasaarihii hore.
Wefdiga Madaxweynaha oo xalay ku hoyday Muqdisho ayaa waxaa ku wehelinayay Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa, masuuliyin hore oo uu kamid yahay Madaxweynihii hore Puntland Cadde Muuse iyo Issimada soo jireenka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured