Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo lagu aasay duleedka Muqdisho masuuliyiinka warantay taarikh nolooleedkiisa.

0
Friday February 07, 2014 - 20:12:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo lagu aasay duleedka Muqdisho masuuliyiinka warantay taarikh nolooleedkiisa.

    Aaska marxuumka ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cirfiid ee duleedka Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay, waxaana goobta aaska ka hadlay Xasan Sheekh Maxamuud, gabar uu dhalay marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen iyo xubno kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aaska marxuumka ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cirfiid ee duleedka Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay, waxaana goobta aaska ka hadlay Xasan Sheekh Maxamuud, gabar uu dhalay marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen iyo xubno kale. Muqdisho(xogreebnews.com-Ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia, marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo toddobaadkii hore ku geeriyooday dalka Mareykanka ayaa maanta lagu aasay duleedka magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, iyadoo aaskiisa ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Soomaaliya oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya.
Aaska marxuumka ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cirfiid ee duleedka Muqdisho, iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay, waxaana goobta aaska ka hadlay Xasan Sheekh Maxamuud, gabar uu dhalay marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen iyo xubno kale.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured