Xukuumada Siilaanyo Oo Karan-timaysay Marwo Faadumo Siciid Ammarna Ku Bixisay In Anay Kasoo Qayb Geli Karin Xafladaha, Haday Timaadana Anay Cid Xukuumada Ka tTirsani Tagi-Karin

0
Thursday February 06, 2014 - 22:04:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Siilaanyo Oo Karan-timaysay Marwo Faadumo Siciid Ammarna Ku Bixisay In Anay Kasoo Qayb Geli Karin Xafladaha, Haday Timaadana Anay Cid Xukuumada Ka tTirsani Tagi-Karin

    ”wallaahi eddo waxaa ay xukuumadi dhammay ay ugula dagaalayaso oo hada meel quudha oo an ka hadli karaa ma jirto,oo xatta xafladihii ayaa la mara-yaan in la yidhaahdo faadumo siciid,hadii ad ku macsuuntan ma tagayno runtii taasi waxaay ka mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

”wallaahi eddo waxaa ay xukuumadi dhammay ay ugula dagaalayaso oo hada meel quudha oo an ka hadli karaa ma jirto,oo xatta xafladihii ayaa la mara-yaan in la yidhaahdo faadumo siciid,hadii ad ku macsuuntan ma tagayno runtii taasi waxaay ka mid tahay dagaal laygulo jiro,oo la damacsan yahay in an ummadda waxba lo sheegin” Hargeisa(xogreebnews.com-xukuumadda siilaanyo oo hada noqootay mid ka masayrtay dhaliisha ay asxaabta mucaaridka ahii,ka jeediyaan xafladaha lagu macsuumo,oo ay kasoo qayb gallaan masuuliyiin isuugu jirta xukuumad iyo mucaarid layskuna waydaarsado,weedho uu badan mabda” ay kala aamin san yihiin,masuuliyiinta meesha ka hadashay. Hadaba dhacdo layaab leh ayaa la kulantay marwo faadumo siciid oo ah xoghayaha maaliyadda ee xisbiga ucid,faadumo ah shiikhsi lagu yaqaano hal-adag oo ay ku dhegsan tahay mab-da”Somaliland nimada ayaa gabi ahaanba xukuumadda siilaanyo ay ka joojisay inay kasoo qayb gasho,xafladaha had iyo jeer lagu macsuumo,madaxda iyo masuuliyiinta asxaabta,faadumo siciid oo manta khadka tilifoonka kula soo xidhiidhay shabakadda warar ee xogreenews.com ayaa sheegtay gabi-ahaanba in anay ka qayb geli Karin,xaflad qudha oo ay kasoo qayb gallayan,wasiirada xukuumada iyo cid walba oo taageero ahaan u haysa xukuumadda,hadii meesha lagu macsuumo faadumo siciid iyaado ka hadlaysa arrintaasna waxay tidhi ”wallaahi eddo waxaa ay xukuumadi dhammay ay ugula dagaalayaso oo hada meel quudha oo an ka hadli karaa ma jirto,oo xatta xafladihii ayaa la mara-yaan in la yidhaahdo faadumo siciid,hadii ad ku macsuuntan ma tagayno runtii taasi waxaay ka mid tahay dagaal laygulo jiro,oo la damacsan yahay in an ummadda waxba lo sheegin”ayay tidhi xog hayaha maaliyadda xisbiga ucid.

Sidoo kale waxaa iyaana maalinti shalay magaalada burco laga hor-joogsaday musharaxa xisbiga ucid iyo ku xigeenkiisa,oo lagu hor istaagay magaalada qooyta,sidoo kale muddo laba bilood ka hor ayaa lagu hor istaagay iyaago ku sucda Gabiley,kadibna loo diiday inay gallaan iyaago lagu hor istaagay caabudla,is ku soo wada duubo lama ogga sababta dhabta ah eek u kalifay xukuumaddu xad-gudubyada ay ku kacayso oo hada noqday ku fagaaraha yimmi.
Xogreebnews.com-office Hargeisa
Cabdi casiis Bashiir Nour chief editor xogreebnews.com
TEL 634144434
c.casiis98@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured