CALI KHALIIF GALAYDH OO QUDBAD UU BAARLAMAANKA SOMALIA U JEEDIYEY KU SHEEGAY IN MADAXWEYNAHA SOMALIA UU MAGAALADDA ANKARA KU AQOONSADAY SOMALILAND

0
Thursday April 18, 2013 - 07:33:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CALI KHALIIF GALAYDH OO QUDBAD UU BAARLAMAANKA SOMALIA U JEEDIYEY KU SHEEGAY IN MADAXWEYNAHA SOMALIA UU MAGAALADDA ANKARA KU AQOONSADAY SOMALILAND

    Muqdisho (xogreebnews Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay heshiiskii 13-kii April ee 2013-ka ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga Ra isal wasa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (xogreebnews Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay heshiiskii 13-kii April ee 2013-ka ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah CALI KHALIIF GALAYDH OO QUDBAD UU BAARLAMAANKA SOMALIA U JEEDIYEY KU SHEEGAY IN MADAXWEYNAHA SOMALIA UU MAGAALADDA ANKARA KU AQOONSADAY SOMALILAND
Muqdisho (xogreebnews Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay heshiiskii 13-kii April ee 2013-ka ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay heshiiskii 13-kii April ee 2013-ka ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga ku kala saxeexdeen dowaladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, wuxuuna Galeydh warkan uu ka sheegay xilli uu ka hor hadlayey Baarlamaanka Soomaaliya.Prof. Cali Khaliif ayaa sheegay in heshiiska ay dowladda Soomaaliya la gashay maamulka Somaliland loo dhigay sidii laba dowladood oo siman.

Waxaan u soo jeedinayaa mudanayasha Baarlamaanka iyo Guddoonka Baarlamaanka inay arrintan si miyir qabta u egaan waa arrin culus, waxaana muuqata in aqoonsigii 20-sano ka badan ay Somaliland caalamka ka raadineysay ay u soo wareegtay Xamar oo dowladeenu ay ictiraaftay ayuu yidhi Galeydh oo ka codsaday Guddoomiyaha Baarlamaanka in ajandayaasha Baarlamaanka ee laga doodayo lagu daro arrintan, gaar ahaan kulanka ugu horeeya oo lagu wado inuu dhaco maanta.
Waxase uu xusay in arrintani ay tahay khatar ku soo wajahan midnimada iyo wadajirka Soomaaliya, wuxuuna intaasi ku daray inay Baarlamaanka horkeeni doonaan qodobo ku saabsan heshiiskaasi iyo sida uu u dhacay.
Guddomiyaha Baarlamaanka Prof. Max ed Cusmaan Jawaari oo ka jawaabayey soo jeedinta ka timid xildhibaan Galeydh ayaa sheegay in ajandayaasha Baarlamaanku ka doodayo aan lagu dari karin qodobkaasi loona baahan yahay qodobkaas in la soo waafajiyo qodobka 26-aad ee xeer hoosaadka Baarlamaanka, kaas oo dhigaya in qodobka kasta oo Baarlamaanka looga doodayo ay soo saxeexaan ugu yaraan 10 xildhibaan, ka dibna ay soo raaciyaan saxeexa taageerayaasha ajandahaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured