WASIIRKA MADAXTOOYADA OO BILAABAY DAGAALKII CIIRO KULLAANO GOONI-GOONI AHNA LA YEESHAY,XILDHIBAANO KASOO JEEDA BEESHA HARTI.

0
Thursday February 06, 2014 - 20:25:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 972
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIRKA MADAXTOOYADA OO BILAABAY DAGAALKII CIIRO KULLAANO GOONI-GOONI AHNA LA YEESHAY,XILDHIBAANO KASOO JEEDA BEESHA HARTI.

    Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaa in wasiirka madaxtooyadu ka dhabbeeyay dagaalkii uu soo ballaan qaaday wakhtigii uu ku sugnaa dalka Uk, dagaal kaaso uu ku qaado doono sidii usoo celin-lahaa awoodi taageero ay x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaa in wasiirka madaxtooyadu ka dhabbeeyay dagaalkii uu soo ballaan qaaday wakhtigii uu ku sugnaa dalka Uk, dagaal kaaso uu ku qaado doono sidii usoo celin-lahaa awoodi taageero ay xukuumadu ku Hargeisa(xogreebnews.com-ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegayaa in wasiirka madaxtooyadu ka dhabbeeyay dagaalkii uu soo ballaan qaaday wakhtigii uu ku sugnaa dalka Uk, dagaal kaaso uu ku qaado doono sidii usoo celin-lahaa awoodi taageero ay xukuumadu ku lahayd,aqaalka wakiilada kalsoonidaas oo hada faraha ka baxday.
sido ilo lagu kalsoon yahay,uu sheegeen shabakadda warar ee xogreebnews.com- wasiirka madaxtooyadda ayaa casho sharaf uu sammeeyay,taaso uu ku macsuumay xildhibaano,kasoo jeeda beesha harti lama ogga cidi xiggi doonta ee uu wasiir xirsi la kulmi doono.

dhanka kale waxaa iyaana ammar lagu siiyay wasiirada xuukuumadda siilaanyo beelaha ay kasoo jeedan inay soo xero-geli-yaan xildhibaanada ay hayb wadaagan inay taageeran xukuumada
waxaa maal-maha soo socda kala cadaan doona cidaa lo awood sheegto iyaado guddoomiyaha gollaha wakiilada ay maalmahan la haysay siyaasadu,halka ay ka jan-jeedhay xukuumada uu hoggaamiyo axmed siilaanyo.
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nour cheif editor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured