Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ku Soo Wajahan Deegaanka Buuhoodlle Iyo Xukuumada Silanyo Oo Ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka Iyo Golaha Wakiiladda.

0
Thursday February 06, 2014 - 19:16:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ku Soo Wajahan Deegaanka Buuhoodlle Iyo Xukuumada Silanyo Oo Ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka Iyo Golaha Wakiiladda.

    Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Oo ku soo wajahan Deegaanka Buuhoodlle iyo Xukuumada somaliland oo ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka ah iyo Golaha Wakiiladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Oo ku soo wajahan Deegaanka Buuhoodlle iyo Xukuumada somaliland oo ku Mashquulsan Xisbiyadda Mucaaradka ah iyo Golaha Wakiiladda. Madaxweyne ku xigeenka Maalmul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland C.xakiim Xaaji Camay ayaa lagu soo waramayaa in uu ku soo fool lee yahay Deegaanadda Buuhoodle,
waxana goobahaas laga dareemayaaa qabanqaabadda soo dhoweynta ,
deegaanadan uu safarka ku gaalaa bixin doono Camay ayaa ka tirsan Somaliland, balse afka waxa ka sheegta maamulka Garoowe.Xukuumadda somaliland ayaa ilaa wakhtigan ka hadal, mana jirto wax war ah ay ka soo saartay balse tan iyo intii ay xukuumadda kulmiye taladda haysay ,

ayaa waxa xuduudaha somaliland ku soo xad gudubay maamulka Puntland, waxana ay xukuumada uu gadhwadewenka ka yahay Axmed Siilaanyo ku mashquulsan tahay arimo ay ka mid yihiin Ansixintii golaha wakiiladu ansixiyeen Xeer hoosaadkoodda iyo safarada xisbiga Ucid ku marayo Magaaladda Burco, iyo arimo kalle.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured