WASIIR WARAN-CADDE IYO MAAYERKU XIGEENKA CAASIMADDA OO MAANTA DHOOLO-TUS WAX-QABAD KA SAMMEEYAY WADAADA HALBOWLAHA HARGEISA

0
Wednesday February 05, 2014 - 21:19:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIR WARAN-CADDE IYO MAAYERKU XIGEENKA CAASIMADDA OO MAANTA DHOOLO-TUS WAX-QABAD KA SAMMEEYAY WADAADA HALBOWLAHA HARGEISA

    Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay laami laga cusboonaysiiyay wadaada wadna ee caasimada, Kormeerkanwasiirka arrimaha gudaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay laami laga cusboonaysiiyay wadaada wadna ee caasimada, Kormeerkanwasiirka arrimaha gudaha Hargeisa(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay laami laga cusboonaysiiyay wadaada wadna ee caasimada, Kormeerkanwasiirka arrimaha gudaha iyo Maayir Ku-xigeenka Caasimada ahna ku simaha maayirka Hargeysa Cabdicasiis Cagoweyne.
Markii kormeerkaasi dhammaaday ayaa warbaahinta wax la hadlay maayirku-xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.
Cabdicasiis Cagaweyne oo ugu horeyn ka hadlay laamidaasi cusub ee isku xidhaysa Bariga magaalada iyo Galbeedka aaya wax auu tilmaamay in waddooyinka laamiga ah ee noocasi ah ay sii wadi doonan waxaanu yidhi. “Runtii waxaanu ka dhabaynaynaa Balanqadyadii ku aadanaa in aanu dadweynaha caasimada hargeysa wax u qaban doono in anu ka dhabayno, maanta waxaynu joognaa dhismaha wadada laamiga ah ee dhex marta magaalada hargeysa oo aanu laami casri ah ka dhigayno, waxan nasiib wanag ah in anaga oo taageero ka helayna dawlada dhexe in aanu wadadaasi dhisno, wadadaasi aragtaan waxanu ka soo bilawnay tuullada haleeya waxaanay maryasaa imika dawlada hoose waxanu wadayna illaa buurta kala jeexan ee Galbeedka hargeysa, dhanka kale waxaanu bilaabi doona laami weyn oo isku xidhaysa Madaarka hargeysa illaa Saldhiga dhexe ee hargeysa”Ayuu yidhi

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed warancade oo isaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in dawlada hoose wajibkii saarna ay ka soo baxday waxaanu tilmaamay in caasiamda hargeysa u baahn tahay waddooyin casri, isaga oo hoosta ka xariiqay in dadweynaha caalamka ka yimada inta badan ay inagu dhaliilan laamiyo la’aan iyo Xashiishka oo meel walba daadsan, waxaanu baaq u diray dawlada hoose iyo dadweynaha reer hargeysa in ay iska hagaajiyaan qashinka, bilicada caasimadanu ku jirto xashiishka oo hagaajiyo caasimada, waxaanu soo dhaweyey qorshan dawlad hoose ee hargeysa laamiyada waaweyn ku hagaajinayso. “Hawshan halkan ka socotaa waa mid nafarxad galisay, arrinta mahad naqeeda waxan u soo jeedinayaa maayirka caasimada hargeysa, iyo maayir ku-xigeenka oo runtii wax weyn qabtay, waxaan leeyahay magaaladani waa caasimadii wadanka in biliceeda iyo laamiyadeedu noqdaan qaar casri ah waa loo bahan yahay,.”Ayuu Cali Maxamed Warancade.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured