MA DHABBA INAY Labadii Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Caawa Ka Degay Puntland.War hada soo baxaaya ayaa sheegaya in ay ka dagi Donaan magaalada garoobe labada gudoomiye ku Xigeen ee Golaha wakilada oo baryahanaba dibad Wareeg ahayeen.

0
Monday February 03, 2014 - 22:31:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MA DHABBA INAY Labadii Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Caawa Ka Degay Puntland.War hada soo baxaaya ayaa sheegaya in ay ka dagi Donaan magaalada garoobe labada gudoomiye ku Xigeen ee Golaha wakilada oo baryahanaba dibad Wareeg ahayeen.

    Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudoomiye ku xigeeenka kobaad baashe Iyo Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ila hada ka maqan mudo hada bil ku dhow Golaha Wakiilada kadib markii Xeer awoodooda labada k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudoomiye ku xigeeenka kobaad baashe Iyo Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ila hada ka maqan mudo hada bil ku dhow Golaha Wakiilada kadib markii Xeer awoodooda labada ku Xigeen loo Ceerigaabo(xogreebnews.com)Gudoomiye ku xigeeenka kobaad baashe Iyo Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa ila hada ka maqan mudo hada bil ku dhow Golaha Wakiilada kadib markii Xeer awoodooda labada ku Xigeen loo sameeyay Golaha wakiilada kaas oo gudoomiyaha Golaha wakiilada ahna gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro uu kursi sare u baxay labada gudoomiye ku xigeenka hoosta u dhigay labada kursi waxaana ay u taala Inuu awoodo Golaha wakiilada la wareegay Gudoomiyaha xisbiga wadani ahna Gudoomiyha Golaha wakiilada oo Isku haya laba jago aan Isku haboonayn.

Ila hada warka soo baxaaya ayaa sheegay in labada gudoomiye ku Xigeen cadhadii ka dageen somaliland halkaas oo ay Iska degi Donaan waa sida uu warkani Sheegayo, warkan ayaa waxaa u xaqiijiyay wariyayaal goob Joog ahaa markii ay ambo baxayeen .
Ila hada macada warkani lagu Sheegayo Inay dalka ka baxeen labada gudoomiye Se waxaanu Isku daynay inaan la xidhiidhno Lakiin nooma ay suura galin telefoonadooda oo ay naga qaban wayeen awgeed.
Ceerigaabo/somaliland
Shabakada warka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured