Xukuumada siilaanyo oo bilowdey inay muwaadiin udhashey somaliland oo aan dambilaheyn kuna nool qurbaa marka ay dalka soo cago dhigaan xsbsiga itaxaabidoonta

0
Wednesday April 17, 2013 - 16:12:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada siilaanyo oo bilowdey inay muwaadiin udhashey somaliland oo aan dambilaheyn kuna nool qurbaa marka ay dalka soo cago dhigaan xsbsiga itaxaabidoonta

    Hargeysa-(xogreebnews.-Waxa ay Shabakadan Caalamiga ah ee xogreebnews-warkan ka soo xigayey shabakada rasmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.-Waxa ay Shabakadan Caalamiga ah ee xogreebnews-warkan ka soo xigayey shabakada rasmi Xukuumada siilaanyo oo bilowdey inay muwaadiin udhashey somaliland oo aan dambilaheyn kuna nool qurbaa marka ay dalka soo cago dhigaan xsbsiga itaxaabidoonta

Hargeysa-(xogreebnews.-Waxa ay Shabakadan Caalamiga ah ee xogreebnews-warkan ka soo xigayey shabakada rasmi medai
oo ku raadjoogtay inay hesho warqad lasheegay in Muwaadiniin Somalilanders ah Waran loogaso Gooyay Madaxtooyada Somaliland taasoo loogudbiyay Xeer ilalinta Guud ee Maroodi jeex isla mar ahaantaa la dhigay Magacdan Xuduuda Somaliland oo dhan kadib markii ay dadkani afkartooda kusoo gudbiyeen Alaadaha Internetka kuna dhaliilayeen Xukumada Siilaanyo.


Halkan hoose kala socda Magacda Muwaadiniinta ladoonayo in marka ay dalkooda hooyo tagaan Xabsiga lootaxaabo sida warqada dacwada ku qoran.

Magacdii oo aanu idin soo copy-gareynay Akhriso.

Haabiil Cabdi Haybe

Maxamed Cabdi Xassan Diridhaba (Halbeegnews)

Ibraahim Nuux Xusein (Dakhare)

Ibraahim Ciise Talaabo.

Mahamed Ibrahim Aden Qabo

C/fataax Siciid Axmed.

C/rashiid Cali Xamari.

Cabdi Aadan Cade

Xassan Maxamed Finiin.

Saciid Sheekh Abubaker “Ilkojiir”.

Naasir Ciise Geel Jire.

Shamis Qardajeex.

Sahra Axmed Moxamed Sahra Halgan

Anwar Sheekh Cabdala.

Faaduma Suldaan.

Xamze Axmed Salaan.

Maxamed Haaruun

Liibaan Xaaji fagadhe.

Isaaq Maxamuud kastan

Yusuuf Nuux Yuusuf(Tadhase).

Roda Cosman mustawi

Cadnaan Mohamed Jamac.

Khadar Guun Jamac.

Mahamed Jamac (Qarannews)

Ibrahim Mead.

Yusuf Deyr Canada

Jasmin Cali Boos.

Ismaciil Abubakar Ismaciil.

Cabdi M. Suleebaan Mingiste.

Axmed C/laahi Maxamud “Ahmed Fartaag”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured