Faysal Cali Warabe Oo Jawaabtii Ugu Darnayd Siiyey Wasiir Ku Xigeen Xukuumaddu U Shiidaaliso Aflagaadadiisa Sheegayna Mar Dabe Hadii Uu Soo Hadal Qaado In Uu Xafiiskiisa Ku Garaacayo.

0
Monday February 03, 2014 - 22:06:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faysal Cali Warabe Oo Jawaabtii Ugu Darnayd Siiyey Wasiir Ku Xigeen Xukuumaddu U Shiidaaliso Aflagaadadiisa Sheegayna Mar Dabe Hadii Uu Soo Hadal Qaado In Uu Xafiiskiisa Ku Garaacayo.

    Hargeysa(Xogreebnews.com) Feb.03, 2014-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay si adag ula hadlay Wasiir ku xigeenka gaashaandhig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews.com) Feb.03, 2014-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay si adag ula hadlay Wasiir ku xigeenka gaashaandhig

Hargeysa(Xogreebnews.com) Feb.03, 2014-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horaysay si adag ula hadlay Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga ee aay xukuumaddu baryahan dabe u soo shiidayli in ii aflagaadeeyo Fysal Cali waraabe balse faysal Cali waraabe ayaa sheegay in uu gacanta ula tagi doono masuulkaasi waliba xafiiskiisa,isaga oo arrimahan ka hadlaya waxa uu yidhi"Inan yar oo Xamaal ka ahaa London ayaa maalin kasta Hargeysa iigu caaya, hadaad Mar dambe i caydid Xafiiskaan kuugu iman oo waan ku garaaci" Faysal Cali Waraabe.

Waa markii ugu horaysay ee uu faysal Cali Waraabe sidan oo kale ula hadlo masuul ka tirsan xukuumadda silanyo,balse Faysal Cali warabe waxa laga sugayaa hadiiba uu mar kale sidii hore looga bartay wasiir ku xigeenka gaashaandhiga uu dhaliilo in uu la dagaalami doono iyo in kale.

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Xogreebnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured