Wasiir Cukuse Oo La Sheegay Inuu Seeftsa Siilaanyo Sadqeyn Doonta Bedelkiisuna Miiska saaran Yahay,Qaadayna Tallaabo Uu Kula Colloobaayo Saaxibadiisi Uu Xilka ku Hellay Ee Saxaafadda,Dhowaana Qoomaamay-Doona Wax Yaabahay Guul-wadaytu Ku Kaliftay.

0
Monday February 03, 2014 - 22:01:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cukuse Oo La Sheegay Inuu Seeftsa Siilaanyo Sadqeyn Doonta Bedelkiisuna Miiska saaran Yahay,Qaadayna Tallaabo Uu Kula Colloobaayo Saaxibadiisi Uu Xilka ku Hellay Ee Saxaafadda,Dhowaana Qoomaamay-Doona Wax Yaabahay Guul-wadaytu Ku Kaliftay.

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo dhaqan ayaa la sheegay in dhowaan marka uu madaxweynuhu uu dalka kusoo laabto ay seeftu dul-saaran tahay,ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex sugan aqalka madaxtooyada ayaa uu sheegay s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo dhaqan ayaa la sheegay in dhowaan marka uu madaxweynuhu uu dalka kusoo laabto ay seeftu dul-saaran tahay,ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex sugan aqalka madaxtooyada ayaa uu sheegay shabakadda warar ee Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo dhaqan ayaa la sheegay in dhowaan marka uu madaxweynuhu uu dalka kusoo laabto ay seeftu dul-saaran tahay,ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex sugan aqalka madaxtooyada ayaa uu sheegay shabakadda warar ee xogreebnews.com-in madaxweyne siilaanyo go'aan saday in daaqada ka saaro wasiirka warfaafinta oo uu tilmaamay inu yahay shikhsi kala fogeeyay saxaafadda iyo xukuumadda uu hoggaamiyo.
ilo wareedyadu waxaa kalo oo ay tibaaxeen,in wasiirka uu ku fashilmay hoggaaminta wasaaradda oo la shegay inay ka dhammaan wayday khilaaf soo noq-noq da

waxaa kalo la sheegay in uu wasiirku saxeexi waayay musharka shaqaalaha wasaradda oo uu dhawaan sheegaay inay simma-yaan shaqaale weynaha wasaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta oo sidoo kale waxaay xoggaha anu heleyno no sheegen wasiir cukuse bilaabay inu dacaayad lidku ah sharafta madaxweynaha ah faafiyo taaso ah mid nus-qaan ku ah sharafta iyo karaamada madaxweynaha uu xilka u dhiibtay.
sidoo kale waxaay warar intaas raaciyeen in wasiirku dhowaan markii uu madaxweynuhu dalka ka dhofay isna uu dalka uga baxay safar tamash-leyn ah kaaso u ugu kicitimay dalka aynu jaarka nahay ee JDabuuti oo uu mudo ku maqna taaso ay madaxtooyadu dhibsatay maadaama oo ay ku faruurmeen mawjado mucaarad ahii
waxaanu idin soo gudbin doona wixi kasoo kodha hadba
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured