MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA UCID, CABDI RASHID XASAN MATAN OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,XUKUUMADANA KULA TALIYAY INAY KA WAANTOOWDO TACAADIGA WARBAAHINTA IYO MUWAADINIINTA,SHEEGAYNA INAY KU FASHILANTAY HOGAAMINTA WADANKA XUKUUMADDA SIILAANYO.

0
Monday February 03, 2014 - 21:45:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MUSHARAXA MADAXWEYNE KU XIGEEN EE XISBIGA CADAALADA IYO DARYEELKA UCID, CABDI RASHID XASAN MATAN OO GALABTA DALKA KUSOO LAABTAY,XUKUUMADANA KULA TALIYAY INAY KA WAANTOOWDO TACAADIGA WARBAAHINTA IYO MUWAADINIINTA,SHEEGAYNA INAY KU FASHILANTAY HOGAAMINTA WADANKA XUKUUMADDA SIILAANYO.

    Hargiesa(xogreebnews.com-musharaxa madaxtimda ee xisbiga ucid aqoon yahay Cabdi rashid Xasan Matan ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kadib,safaro shaqo oo u ugu maqna dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargiesa(xogreebnews.com-musharaxa madaxtimda ee xisbiga ucid aqoon yahay Cabdi rashid Xasan Matan ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kadib,safaro shaqo oo u ugu maqna dalka Hargiesa(xogreebnews.com-musharaxa madaxtimda ee xisbiga ucid aqoon yahay Cabdi rashid Xasan Matan ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kadib,safaro shaqo oo u ugu maqna dalka dibadiisa,ayaa sheegay inay xukuumada siilanyo ku fashilan tay hogaaminta wadanka asaago sidoo kalena siiyay tallooyin waayeelnimo.
Cabdi rashid Xasan Matan oo ah siyaasi aqoon yahan ah ayaa safarkiisa kusoo maray dalal dhawr ah oo ku yaalla qaaradda yurub,asaago ay galabta wada socdeen diyaaraddna wada saaraayeen, wasiirka madaxtooyada somaliland oo isna kasoo hadhay waftigii uu hoggaaminaayay madaxwyne siilaanyo ,ayaa sheegay in lo baahan yahay inlaga midho dhaliyo himilada wadan oo ah in la aqoonsado.

sidoo kale waxaa uu aqoon yahanku tallo wax ku ool ah uu diray xukuumadda siilaanyo oo caadeysay,tacaadiga warbaahinta oo uu tilmaamay inay,qaaday dariq aan laga filey
waxaa kale waxaa uu mahad naq ballaadhan u daray shacabkii tirada badhna ee soo dhoweeyay oo si weyn ugu mahadnay musharaxu,waxaa kaleena uu mahad naq kale u diray taageerayaasha xisbiga ucid dibad iyo gudaba
" Dhaman Madaxda Kala Duwan Iyo Marti Sharaf –ªBoorama–¬ Ka Timiba Si Niyad Ah Bay Ku Qaabileen Aadba Xaaladu U Wacantahay Xaalado Guud Oo Saxaafada Cabudhinteedu Ugu Weyn tahayna waxan xukuumadda talada haysa kula talinayaa inay ka waantowdo cabuudhinta saxaafadda"
lasoc warka oo dhamaystiran goor dhow
Hargeisa-office xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured