Khilaaf hor leh oo mar kale ka dhex istaadhmay wasiirka Warfaafinta Cukuse Iyo Maareeyaha TV-ga afka xukumada ku hadla +halka sartu ka qudhuntay!.

0
Monday February 03, 2014 - 21:27:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaaf hor leh oo mar kale ka dhex istaadhmay wasiirka Warfaafinta Cukuse Iyo Maareeyaha TV-ga afka xukumada ku hadla +halka sartu ka qudhuntay!.

    Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse iyo Maareeyaha TV-ga ku hadla Afka xukumada Siilanyo Khadar Cali Gaas ayaa mar kale khilaaf iyo muran hor lahi ka dhex istaadhmay.Xogguhu aynu helaynaa waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse iyo Maareeyaha TV-ga ku hadla Afka xukumada Siilanyo Khadar Cali Gaas ayaa mar kale khilaaf iyo muran hor lahi ka dhex istaadhmay.Xogguhu aynu helaynaa waxay intaa ku darayaan in Hargeisa-(xogreebnews.com--Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse iyo Maareeyaha TV-ga ku hadla Afka xukumada Siilanyo Khadar Cali Gaas ayaa mar kale khilaaf iyo muran hor lahi ka dhex istaadhmay.Xogguhu aynu helaynaa waxay intaa ku darayaan in khilaafkaasi ku taxaluuqo arrin maamul iyo awood kala jiidasho.
Wasiirka ayaa ku doodaaya in TV-gu hoos yimaado, islamarkaana awood u leeyahay saxeexa iyo in lala socodsiiyo wixii baahiyada iyo kharashaada sida Mushaharka Shaqaalaha halka maareeyuhuna isku qanciyey inuu hawlaha iyo maamulka TV-ga u madax banaan yahay oo uu wareegto madaxweyne ku yimid wasiirkuna faragelin la daba socdo.

Geesta kale Wasiirka iyo Maareeyaha TV ayaa xoggo Qarannews heshay tibaxayaan in mid waliba dhankiisa u dhukusay Madaxweyne ku xigeenka Saylaci,una gudbiyey dacwad iyo cabasho hase yeeshee Xikmad Somali ayaa ah “Gacan gadaal ka cabsanaysaa hore wax kama goyso” ee madaxweyne ku xigeenka ayaa khilaafka labadan masuul isaga riixay xagga Madaxweyne Siilanyo oo dalka ka maqan ,wuxuuna ku wargeliyey labadoodaba inay sugaan tan iyo inta Madaxweyne Siilanyo iyo Xirsi dalka dib ugu soo labanayaan.
Isku soo wada duuboo Madaxweyne siilanyo ayaa soo saarey laba wareegto oo isburinaya ama iska hor imanaya oo uu midkood ku sheegay in TV-gu madax banaan yahay,halku wareegtada kalena ku xardhay in TV-gu hoos tago wasaarada warfaafinta.
cource qarannews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured