WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO MAALINTA BERRI DALKA KUSOO GURYO NOQON DOONA IYO DAREENKA SIYAASADEED EE KA DHASHAY,DAGAALKA GOLLAHA WAKIILADA

0
Sunday February 02, 2014 - 20:43:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO MAALINTA BERRI DALKA KUSOO GURYO NOQON DOONA IYO DAREENKA SIYAASADEED EE KA DHASHAY,DAGAALKA GOLLAHA WAKIILADA

    Hargeisa(xogreebnews.com-kadib marki uu kasoo qayb galay munaasibaado ay qabteen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk gaar ahaan xafladii xalay ka dhacday magaalada Liverpool taaso ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadu,taaso uu wasiirka madaxtooyadu si we

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-kadib marki uu kasoo qayb galay munaasibaado ay qabteen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk gaar ahaan xafladii xalay ka dhacday magaalada Liverpool taaso ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadu,taaso uu wasiirka madaxtooyadu si weyn uu sheegay inay geli-doonaan dagaal siyaasadeed kasoo Hargeisa(xogreebnews.com-kadib marki uu kasoo qayb galay munaasibaado ay qabteen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk gaar ahaan xafladii xalay ka dhacday magaalada Liverpool taaso ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadu,taaso uu wasiirka madaxtooyadu si weyn uu sheegay inay geli-doonaan dagaal siyaasadeed kasoo uu ula jeeday khilaafka ka dhex curtay gudoomiyaha gollaha wakiilada somaliland,kaib markii la dhimmay awooda labada gudoomiye ku xigeen,taaso ay saaska qaadeen xisbul xaakimka kulmiye iyo madaxtooyada yeelanaayeena kulanno is daba-joog ah.

hadaba sidaa ilo lagu kalsoon yahay ay uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com-in uu wasiirku kasoo hadhay waftigii uu la socday oo la sheegay in ay maalmo kadib imman doonaan isaaguna maalinta berri dalka imman doono
wasiir xirsi ayaa habeenkii xalay sammeeyay dhoola tus siyaasadeed,oo uu ula jeedo gudoomiyaha xisbiga waddani ahna gudoomiyaha wakiiladda cabdi raxmaan ciro,uguna maahmaahay in uu ciyaal iyo dumar la legdamay balse laysu hadhay.
lama ogaan karo cidi ay guushu raaci doonto kadib marka uu soo noqdo madaxweynaha iyo garabkiisu,taaso sidaa iluhu taabaaxeen uu wasiir xirsi uu yahay mid usoo diyaar garoobay sidii ay usoo noqon lahayd awooda labada gudoomiye u xigeen,iyo aqlabiyadi ay ku lahaayeen aqalka wakiilada.
waxaa magaalada laga wadaa dhaq-dhaaqyo lagu soo dhoweeynaayo wasiirk madaxtooyada oo ay wadaan saraakiisha xukuumadda siilaanyo.
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nuur cheif editor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured