Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil Somalia Katirsan Oo Madaarka Hargeisa Kasoo Degey Iyo Ujeedada Socdaalkooda+magacyada masuuliyintan iyo xilalka ay hayaan.

0
Sunday February 02, 2014 - 17:04:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil Somalia Katirsan Oo Madaarka Hargeisa Kasoo Degey Iyo Ujeedada Socdaalkooda+magacyada masuuliyintan iyo xilalka ay hayaan.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Saraakil Sar Sare Oo Katirsan Dawladda Federalka Ah Ee Somalia Ayaa Lasheegay in Shalay Gelinki Dambe Lagu Xidh Xidhay Magaalada Hargeysa iyagoo Kasoo Degeya Madaarka Cigaal Waxana Warar Intaasi ku darayaan In Masuuliyiintani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Saraakil Sar Sare Oo Katirsan Dawladda Federalka Ah Ee Somalia Ayaa Lasheegay in Shalay Gelinki Dambe Lagu Xidh Xidhay Magaalada Hargeysa iyagoo Kasoo Degeya Madaarka Cigaal Waxana Warar Intaasi ku darayaan In Masuuliyiintani Ay Wateen Basabooro Hargeisa(xogreebnews.com-Saraakil Sar Sare Oo Katirsan Dawladda Federalka Ah Ee Somalia Ayaa Lasheegay in Shalay Gelinki Dambe Lagu Xidh Xidhay Magaalada Hargeysa iyagoo Kasoo Degeya Madaarka Cigaal Waxana Warar Intaasi ku darayaan In Masuuliyiintani Ay Wateen Basabooro Diblomaasi Kana Kobnaayeen 3 Sarkaal Xoghayaha Raysal Wasaaraha Somaliya, Madaxa Pratacol-ka iyo Masuul ka tirsan wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliya
Ila xog ogaal ah ayaa sheegaya in ujeedada socdaalka saraakiishan ay dabada ka waday inay gudaha somaliland kulama kula qaatan haayada caalami ah iyo kuwa dalalka beesha caalamka ka socda oo hargeisa ku sugan

Ma jiraan warar intaasi dheer oo kasoo baxay dhinaca dawalda somaliland iyo somalia toona lamana oga ilaa hada halka ay ku xidh xidhan yihiin
Sadexdan sarkaal ayaa kala ah:-
Jaamac maxamed Jaamac oo ah Madaxa Baratakoolka madaxweynaha Somalia
Cabdicasiis Aadan oo ah Diblomaasi ka tirsan wasaarada arimaha debeda Somalia iyo
Fahiima Nuur nageeye oo ka tirsan xafiiska Ra’iisal wasaaraha Somaliya Cabdiweli Sh.Maxamed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured