TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi

0
Saturday February 01, 2014 - 21:56:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI MADAXWEYNE KU XIGEEN IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi

    IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Garsoorka Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Gudoomiyihii maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal, Marxuum Axmed Cabdilaahi Bankaal Qaadi oo ku geeriyooday Magaalada Boorama 01/02/2014, laguna aasay.

Marxuumka oo door muhiima ka soo qaatay arrimaha garsoorka iyo cadaalada dalka Waxa uu Madaxweyne ku xigeenku Marxuumka ILLAAHAY uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Bahda Garsoorka, Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured