War Culus:Madaxweyne Siilaanyo Oo Goordhawayd Gaadhay Magaalada Liverpool Ee UK

0
Saturday February 01, 2014 - 20:03:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Culus:Madaxweyne Siilaanyo Oo Goordhawayd Gaadhay Magaalada Liverpool Ee UK

    Liverpool(xogreebnews.com-- Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Liverpool ee gobolka Merseyside ee dhaca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool(xogreebnews.com-- Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Liverpool ee gobolka Merseyside ee dhaca Liverpool(xogreebnews.com-- Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa goordhawayd soo gaadhay magaalada Liverpool ee gobolka Merseyside ee dhaca waqooyi galbeed ee dalka Ingriiska, madaxweynaha oo saaka subaxdii hore ka soo jarmaaday magaalada London oo dhacda koonfurta dalka Ingriiska ayaa waxa uu soo galay safar dheer oo qaatay ku dhawaad afar saacadood,halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay
Madaxweynaha oo ay weheliyaan xubno ka mid ah qoyskiisa iyo wasiirka madaxtooyada iyo xubno ka tirsan wasaaradaarimaha dibada ee Somaliland siiba wakiilka Somaliland u jooga dalka Ingriiska iyo safiirka wareega oo ka soo kicitimay magaalada Bristol, ayaa waxa uu madaxweynahu uu kulan balaadhan la qaadan doonaa jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan gobolkani uu booqashada ku maraayo, iyada oo sidoo kale ay dadweyne aad u fara badan oo reer Somaliland ahi ay ka kala imanayaan badiba magaalooyinka dalka Ingriiska ee ay deganyihiin.

Madaxweynaha ayaa khudbad dhinacyo badan leh u jeedin doona bulshada reer Somaliland ee ka soo qayb galaysa xafladani balaadhan oo ayaamahii ina soo dhaafayba ay qabn qaabadeedu socotay.
Dhanka kalena madaxweynaha iyo qoyskiisa ayaa booqan doona Jaamac Maxamed Maxamuud oo ah madaxweynaha walaalkii oo in mudo ahba ku xanuunsanaayay magaalada Liverpool.
cource qarannews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured