Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Xakamaynta AIDS Iyo Labadii Ku Xigeen Oo Daaradda Wareegayay,Khilaafka Gollaha Oo Cirka Isku Si Shareearay.

0
Saturday February 01, 2014 - 19:45:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Qaybiyay Xeerka Xakamaynta AIDS Iyo Labadii Ku Xigeen Oo Daaradda Wareegayay,Khilaafka Gollaha Oo Cirka Isku Si Shareearay.

    Hargeysa(xogreebnews.com-Fadhigii ay yeesheen golaha wakiilada somaliland oo uu shir-guddoominayay guddomiyaha golaha wakiilada mud c.raxmaan cabdilaahi (ciro) oo ahaa mid ka jaw duwanaa kuwii ay hore u yeelan jireen golaha ayaa waxaa maanta laga saa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Fadhigii ay yeesheen golaha wakiilada somaliland oo uu shir-guddoominayay guddomiyaha golaha wakiilada mud c.raxmaan cabdilaahi (ciro) oo ahaa mid ka jaw duwanaa kuwii ay hore u yeelan jireen golaha ayaa waxaa maanta laga saadaalinayay in ay Hargeysa(xogreebnews.com-Fadhigii ay yeesheen golaha wakiilada somaliland oo uu shir-guddoominayay guddomiyaha golaha wakiilada mud c.raxmaan cabdilaahi (ciro) oo ahaa mid ka jaw duwanaa kuwii ay hore u yeelan jireen golaha ayaa waxaa maanta laga saadaalinayay in ay xildhibaanadu ka hadlaan arinkii labbada guddomiye balse arinkan ayaan noqon mid uu guddomiyahu soo bandhigo,
iyada oo uu muddanayaasha u qaybiyay xeerka guddida qaranka ee xakamaynta AIDS qabyo qoraalkiisi u danbeeyay, kadib waxaa uu xildhibaanada guddomiyahu ka codsaday inay soo akhriyaan si ay baritole gacantaag ugu sameeyaan halkaasna uu fadhigii ku xidhmay, jawga madasha golaha oo aad uga duwaneyd jawyadii hore ayaa kadib xidhtaankii fadhiga saxaafadu wax ka waydiisay marxaladii awooda looga dhimay labbada guddomiye mid ka mida xildhibaanada golaha wakiilada mud.

C/qaadir jaamac dhunkaal waxaana uu sheegay in uu ka xunyahay in hoosta la soo fadhiisiyo guddomiyayaasha 42cod lagaga qaado waxaana uu yidhi “ xaraan ayay ahayd in 42cod lagaga qaado wax macquulana may ahayn sharcina may ahayn wax jirana may ahayn khal-khal golaha la galiyay ayay hayd waana laga saarayaa” ayaa uu yidhi xildhibaanku Mar ay warbaahintu wax ka waydiisay warbaahintu in ay wax ka jiraan ansixinta iyo codka looqaday
guddomiyayaasha ayaa waxaa uu ku jawaabay “ sharciyada anagaa saxayna , marka horta soo jeedin loo jeedo labba muddana hadlaaya mid walna hawshisa waa la dhagaysanayaa, balse midab takoor ayaa lagu sameeyay mid ka mida muddanayaashi so jeedinayay waxaa u uxaqu yahayna in labbada muddane lawada dhagaysto lakin mid kaliya ayaa la dhagaystay sidaas ayaana ay xaqdaro ku tahay,
lakin waxa ay golahu ansixiyeen waanu isku waafaqsanahay waana go’aan gole, lakin midab takoor in lagu kala sameeyo shir-guddonka ayaa aan cadaalad ahayn , sida uu distoorku dhigaayana hal sharciyad ayay wada leeyahiin ma kala sareeyaan shir-guddonku markaa maaha in saqajaan saqajaan la sameeyo ee waa laga fiicanyahay, waxaanu ka soo horjeednaana waa soo jeedintii balse waxii qornaa waanu isku raacsanahay ”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured