Saxaafada madaxa Banaan oo Saaka ka Gadoodey shir aya Dalada Sonsaf ka Samaysay xeerka saxaafada lagu Cabudhinayo

0
Thursday January 30, 2014 - 21:04:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 755
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxaafada madaxa Banaan oo Saaka ka Gadoodey shir aya Dalada Sonsaf ka Samaysay xeerka saxaafada lagu Cabudhinayo

    Hargaysa(xogreebnews.com- saaka waxa Magaalada Hargaysa ka furmay shir ay so Qaban qaabisey Dalada Sonsaf oo ka mida uruda aan Doowliga ahayn shirkan waxa lagaga hadlayeey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com- saaka waxa Magaalada Hargaysa ka furmay shir ay so Qaban qaabisey Dalada Sonsaf oo ka mida uruda aan Doowliga ahayn shirkan waxa lagaga hadlayeey Hargays(xogreebnews.com- saaka waxa Magaalada Hargaysa ka furmay shir ay so Qaban qaabisey Dalada Sonsaf oo ka mida uruda aan Doowliga ahayn shirkan waxa lagaga hadlayeey Xeerka Cusub ee Saxaafada kaaso oo xukuumaduu soo Dhex marisay …una Adeegsanayso Sonsaf oo Aan ahayn Urur wax shaqo ah ku leh Saxaafada balse Xeerkan xukuumadu daba ka rixaayso kuna cabudhuneyso saxaafada madaxa banaan Danta kaliya ee ugu jirta tahay Sonsaf waa Dhaqaale ..Horaanti todobaadkan ayeey ahayd marki ururka saxaada madaxa banaan ee somaliland (solja. si baan ugu hadley qorshaha ay waddo sonsaf dhinaca kale waxa la la xidhidhinaya in xeerkan ay is shabahaaan mid lo sameynayo soomaaliya sida darteedna waxa sonsaf lo adeegsanaya sidi lo midayn laha xeerka saxaafada somaliland iyo soomaliya waana wax laga xumaado sonsaf arinka ku kacdo .. dhanka kale waxa saaka ka ka furmey hoteel maansoor ee magaalada hargaysa shir lagaga wada hadlayeey xeerka soona qaban qaabisey sonsaf .. inti shirkaasi socdey waxa gacanta loola tagay gudoomiyaha wargaysa madaxa banaan ee haatuf yusuf cabdi gaboobe kadib marki u ka biya diidey qud badi Agaasimaha wasarada warfaafinat oo ka hadlayeey xeerkan saxaafada madaxa banaan lagu cabudhinayo .waxana hadalo deel qaaf ahi ka so yeedhen agaasimaha wasarada warfaafinta Mr Cabdirashiid jibriil una hanjabeey saxaafada madax banaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured