WAR DEG DEG AH: MADAXWAYYNE SIILAANYO SAFAR KU TAGAYA DALKA MARAYKANKA IYO ISAGOO DIIDAY INUU LA KULMO QURBAJOOGTA REER SOMALILAND EE DALKA MARAYKANKA

0
Wednesday April 17, 2013 - 16:00:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH: MADAXWAYYNE SIILAANYO SAFAR KU TAGAYA DALKA MARAYKANKA IYO ISAGOO DIIDAY INUU LA KULMO QURBAJOOGTA REER SOMALILAND EE DALKA MARAYKANKA

    London (xogreebnews.=Madaxwaynaha somaliland mudane siilaanyo ayaa safar ku tagaya maalmaha soo socda dalka maraykana safarkaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin ayuu madaxwaynuhu ku sheegay dhawaan mar uu warbaahinta u waramayay inuu dalka ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London (xogreebnews.=Madaxwaynaha somaliland mudane siilaanyo ayaa safar ku tagaya maalmaha soo socda dalka maraykana safarkaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin ayuu madaxwaynuhu ku sheegay dhawaan mar uu warbaahinta u waramayay inuu dalka maraykanka u tagayo nasasho WAR DEG DEG AH: MADAXWAYYNE SIILAANYO SAFAR KU TAGAYA DALKA MARAYKANKA IYO ISAGOO DIIDAY INUU LA KULMO QURBAJOOGTA REER SOMALILAND EE DALKA MARAYKANKA

London (xogreebnews.=Madaxwaynaha somaliland mudane siilaanyo ayaa safar ku tagaya maalmaha soo socda dalka maraykana safarkaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin ayuu madaxwaynuhu ku sheegay dhawaan mar uu warbaahinta u waramayay inuu dalka maraykanka u tagayo nasasho

hadaba wararka dheeraadka ee ku saabsan safarka madaxwayne siilaanyo ee ay helayso shabakadda rasmimedia ayaa sheegaya in madaxwayne siilaanyo diiday inuu kulan la sameeyo qurbajoogta reer somaliland ee ku dhaqan dalka maraykanka oo iyagu madaxwaynaha ka dalbaday inay la kulmaan markuu yimaado dalka maraykanka


qaar kamida qurbajoogta reer somaliland ee ku dhaqan maraykanka ayaa la sheegay inay la yaabanyihiin sababta madaxwaynhoodii u diiday inuu la kulmo

markii uu madaxwayne siilaanyo ahaa gudoomiyaha xisbiga kulmiye islamrkaana uu ahaa muncaaradka wuxuu booqday dalka maraykanka iyadoo soo dhawayn fiican uu kala kulmay islamrkaana uu si fiican uga dalbaday inay taageeraan isagoo balanqaadyo fuliyay taasi oo aan ka dhabeyn balse waa sababta uu u diidanyey inuu la kulmo waayo way la xisaabtamayaan dadkii uu balanta ka qaadey.

meeqaamka madaxwayne siilaanyo ayaa ah mid aad u liita sanadkii u dambeeyay taas oo sabab looga dhigay madaxwayne siilaanyo oo markuu dalalka dibadda yimaado aan la kulmin jaaliyadaha somaliland ee waddamada dibadu islamrkaana madaxwaynaha ayaa markuu madaaradda dalalka uu booqdo ka soo degayo ay soo dhaweeyaan qaar kamida beeshiisu iyadoo ay taasi keentay in dhamaan shacabka somaliland ay madaxwayne siilaanyo u arkeen madaxwayne beeleed balse aan ahayn madaxwayne u dhex dhamaan umadda somaliland

shalay ayay ahayd markii madaxwayne siilaanyo koox beeshiisa ahi ay ku soo dhaweeyeen madaarka magaaladda london

Safarkan uu london kusoo galey ayaa ah mid uu si qarsoodiya oo aan la ogeyn kusoogaley maaha markii ugu horeysey ee waa markii labaad waxaana warar xogogaal ahi noo sheegayaan inuu madaxweynuu ogaadey in ay dadka qurbuu ogyiin talaabo kasta oo ay wadaan taasina waxay dhalisey inay kolna qarsoodi kusoo galaan marna kaga baxaan.

xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured