DAAWO:Sannadkan iyo Isbeddelka ku yimi Cimillada Qabow ee Yurub oo meelaha Qaarkood Baraf Badan ku Habsaday Wariye Maxamed Saalim–

0
Thursday January 30, 2014 - 19:37:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:Sannadkan iyo Isbeddelka ku yimi Cimillada Qabow ee Yurub oo meelaha Qaarkood Baraf Badan ku Habsaday Wariye Maxamed Saalim–

    Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta oo dunida ka mida ah ay ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta oo dunida ka mida ah ay ku Barnaamijkan oo ku saabsan kala duwanaanshaha cimilooyinka ee deeganada kala duwan ee caalamka ayaa ah qaar si aad ah ukala duwan, iyadoo qayb kasta oo dunida ka mida ah ay ku caantahay ama aad loogu yaqaano cimilo gaar ah, tusaale ahaaan , qaarada Africka waxa lagu ayaqaaney iney u badantahay meel roobku ku yaryahay qayba waqooyi ah ee qaaradas halka inta dhulbadhuhu maro ay caan ku tahay roobab badan iyo keymo badan, qaarada Yurub, Waqooyiga America, Waqooyiga Asia waxay yihiiin meeelaha ku caanka ah cimilada aad u qabaw, oo heerka qabawgu uu gaadho meelaha qaar wax ka hooseeya ilaa 40 decree, marka aynu si gaar ah u eegno qaarada yurub wadamada waqooyiga yuruk oo ay ka midyihiin norway sweden finland ayaa ah meelo aad u baraf badan taas oo ay usii dheertahay in sanadkii xiliyada qaar maalintii aaad u badantahay xiliga jilaalkana habeenku badanyahay, muuqalka waxa uu ku turjumaya xaalada barafka ay kala kulmaan dadka ku nool wadanka norway.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured