QARKA MID AH XUBNAHA QURBO JOOGA EE KASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO OO WACAD KU MARAY INAY GUDOOMIYAHA WAKIILADA AY GULUF-SIYAASADEED KU KICIN DOONAAN

0
Wednesday January 29, 2014 - 19:57:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QARKA MID AH XUBNAHA QURBO JOOGA EE KASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO OO WACAD KU MARAY INAY GUDOOMIYAHA WAKIILADA AY GULUF-SIYAASADEED KU KICIN DOONAAN

    ,kulankaasi oo ka dacay Bariga London guri ku yaala. Arrinkaasina wuxuu yimi markii siyaasiinta beeshiisu ku canaanteen Siilaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,kulankaasi oo ka dacay Bariga London guri ku yaala. Arrinkaasina wuxuu yimi markii siyaasiinta beeshiisu ku canaanteen Siilaanyo London(xogreebnews.com-Waa sida ay wararka xanta ahi nagu soo gaadhayaane Kulan Ahmed Siilaanyo la yeeshay Siyaasiin ka soo jeeda beeshiisa ayuu Siilaanyo Wacad Ku Maray In Abdirxmaan Ciro Cidhiidhi Gelin Doono,Kalsoonidii Golaha Wakiiladana Soo Ceshan Doono,kulankaasi oo ka dacay Bariga London guri ku yaala. Arrinkaasina wuxuu yimi markii siyaasiinta beeshiisu ku canaanteen Siilaanyo in uu dayacay kalsoonidii xisbiga kulmiye ku lahaan jirey Golaha wakiilada Somaliland.

Wuxuu kale oo siilanyo balan qaaday in guluf culus oo siyaasadeed qaadi doono marka uu dalka ku laabta isla markaasina uu isku shaandheyn balaadhan sameyn doono isagoo balan qaaday in uu eryi doono siyaasiyiin waaweyn oo Dawladiisa iyo xisbiga kulmiyeba ka tirsan. Siyaasiyiintan uu silaanyo kulanka la yeeshay ayaa dhamaantood ka tirsanaa garabka kulmiye ee ay hogaamiyaan Samaale iyo madaxweyne ku xigeenku,kulankaasi ayaa ahaa mid qarsoodiya oo dad koobani ka qayb galeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured