XUKUUMADA SOMALILAND OO INDHAHA KA QARSATAY KASTAM DAWLADDA FEDERAALKA EE SOMALIA KA FURATAY GUDAHA DEEGAANO KA TIRSAN SOMALILAND

0
Wednesday January 29, 2014 - 19:24:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 912
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADA SOMALILAND OO INDHAHA KA QARSATAY KASTAM DAWLADDA FEDERAALKA EE SOMALIA KA FURATAY GUDAHA DEEGAANO KA TIRSAN SOMALILAND

    Buuhoodle(Xogreebnews.com-Waxaa maanta magaalada buuhoodle laga hirgaliyay kastam ay soo dhoob dhoobtay dawlada taagta daran ee somaliya iyada oo usoo dhex martay maamulka khatumo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuhoodle(Xogreebnews.com-Waxaa maanta magaalada buuhoodle laga hirgaliyay kastam ay soo dhoob dhoobtay dawlada taagta daran ee somaliya iyada oo usoo dhex martay maamulka khatumo. Kastamkan ayaa xadhiga laga jaray isla maanta waxaana cashuurtiisa qaadanaysa dawlada somaliya ee ka arimisa magaalo kaliye ee muqdisho.
Magaalada buuhoodle ayaa ah magaalo ka tirsan somaliland oo in badan ay ka talinayeen cid gaar ah oo kolba magac sheegata.
Walaw xukuumada somaliland ee uu hogaamiyo axmed maxamed siilaanyo ayaa dhawr jeer isku dayday in ay gaadhaan xuduuda buuhoodle oo ay gacanta ku dhigaan, balse ilaa hadda ma aysan suurto galin in mar uun laga saaro cida ka talisa ee sheeganaysa xadka somaliland.

Haddaba iyada oo ay sidaa tahay ayaa waxaa maanta ay xukuumada federalku ay ka hirgalisay KASTAM ay cashuurta kaga gurtaan meel ka mid ah somaliland, taasina waxay nusqaan ku noqonaysaa xukuumada hadda talada haysa ee ku abtirsata xisbiga kulmiye.
Si kastaba ha haatee waxaa magaalada buuhoodle ayaa ku taala goob istaratiij ah oo dhawr dal xad la leh,waxaan gabay ayaa la odhan karaa dawladihii u kala danbeeyay
WARIYE ASMA MAXAMUD HASSAN
TOLDEEQ20@GMAIL.COM





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured