MID KA MID AH WARIYAASHA KA HAWL-GALA TOGDHEER OO SAAKA NINKASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO UU DAGAL GACANKA HADAL AH KULA KACAY ISAAGO JOOGA XARUUN-DAWLADEED.

0
Wednesday January 29, 2014 - 19:02:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MID KA MID AH WARIYAASHA KA HAWL-GALA TOGDHEER OO SAAKA NINKASOO JEEDA BEESHA SIILAANYO UU DAGAL GACANKA HADAL AH KULA KACAY ISAAGO JOOGA XARUUN-DAWLADEED.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Wariyaha waaheen ee Gobalka Togdheer Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) ayaa Saaka isagoo ku jira hawl maalmeedkiisa shaqo isla markaana ku sugan kadinka hore ee xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer,waxaa weerar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Wariyaha waaheen ee Gobalka Togdheer Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) ayaa Saaka isagoo ku jira hawl maalmeedkiisa shaqo isla markaana ku sugan kadinka hore ee xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer,waxaa weerar Hargeisa(xogreebnews.com-Wariyaha waaheen ee Gobalka Togdheer Axmed Muuse Maxamed (Sakaaro) ayaa Saaka isagoo ku jira hawl maalmeedkiisa shaqo isla markaana ku sugan kadinka hore ee xafiiska Badhasaabka Gobolka Togdheer,waxaa weerar kusoo qaaday nin shicib ah isla markaana ah dadka dawlada siilaanyo sida cunsiruyada ah u taageera, waxaanu dhaawac ka gaadhsiiyay daanka kadib markii uu maagitaan iyo dagaal gacan ka hadal ah isu xigsiiyay,lamana qaban ninkaas dhaawaca wariyaha gaadhsiiyay iyadoo ay ilaalada badhasaabku halkaas ku sugnayd in kasta oo aanu Badhasaabka cusubi xafiiskiisa ku sugnayn,

lama garanayo sababta uu Ninkani weerarka ugu soo qaaday iyadoo uu wariyuhu ku suganyahay xarun dawladeed,waliba isla wiigan gudihiisa waa markii labaad ee lasoo weeraro wariyaha waxaana isla maalintii doraad ahayd Lagu farasaray
magaalaha burco ku soo weeraray koox saraakiil milatari ah oo dhawaan dhul danta Guud ah dhisanaysay,iyadoo uu badhasaabku xigeenkuna suuqa dhexdiisa ugu hanjabay inuu xidhayo Wariyahani. ilaa hadana dhamaan weeraradaas wariyaha lagula kacay ayaan wax talaabo ah laga qaadin,wariyaha iyo warbaahinta Gobolka ayaa maalmaan danbe qorayay dhul boob baahsan oo danta guud ah oo beryihii ugu danbeeyay ka socday Gobolka togdheer tan iyo intii uu madaxwayne siilaanyo Xilka qabtay,
taas oo waxba waxba kama jiraan ka dhigatay Digreetadii uu Madaxwayne siilaanyo ku mamnuucay dhulka danta Guud inaan la dhisan karin lana dhalan gadiyi karin. dhanka kale waxaa habeenadii ugu danbeeyay magaalada Burco isku laynayay kooxo dhalinyaro ah oo isu adeegsanaya dhagaxaan iyo baangayaal,
kuwaas oo habeenkii shiid iyo faashash isku eryada badhatamaha magaalada Burco,waliba dhaawacyo isasoo gaadhsiiya gaadiid kana jajabiya, waxaanay kooxahani isu laayaan beelo,mana aha markii koowaad eey kooxahan dhalinyarada ahi iska hor yimaadan waxaa hore u dhacay dhawr jeer oo hore in iskuulada dawlada ay ardaydu qabaa,il isaga hor yimaadaan.
waxaanay dadwayna reer Burco ku abuureen werwer iyo amaandaro.waxaanay dadwaynaha reer Burco xaaladani Cusub ee maan darida ah ku sifeeyeen inay dawladu xilkeedii gabtay isla markaana masuul ka tahay Gacantana aanay ku hayn amaankii dalka ay ka masuulka ahayd iyo ardaydii ku sugnayd Dugsiyada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured