Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Loo Diiday Inuu Dego Gurigii Hore Ee Badhasaabkii Xamarji Deganaa Una Hooyday Hotel Xalay

0
Wednesday January 29, 2014 - 11:54:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo Loo Diiday Inuu Dego Gurigii Hore Ee Badhasaabkii Xamarji Deganaa Una Hooyday Hotel Xalay

    Burco(xogreebnews.com-badhasabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed muuse Diiriye Ayaa caawa magaalada Burco u hooyday hotel ku yaala badhtamaha faras magaalada kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com-badhasabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed muuse Diiriye Ayaa caawa magaalada Burco u hooyday hotel ku yaala badhtamaha faras magaalada kadib Burco(xogreebnews.com-badhasabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed muuse Diiriye Ayaa caawa magaalada Burco u hooyday hotel ku yaala badhtamaha faras magaalada kadib markii loo diiday Inuu galo gurigii badhasaabkii hore Xamarji ka deganaa magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ,warka ayaa intaa ku daryaa in dad shacabka oo degan guryaha dawlada ee gobolka ay sababtay in Muran iyo buuq galiyaan guriga badhasaabka gobolka.
Guriga ka soo hor jeeda badhasaabka gurigiisa ayaa waxaa ku jira Guleed samatar oo dhawaan dawladu Jeelka u taxaabtay kadib markii uu khalkhal galiyay amaanka gobolka Iyo magaalada Burco.Hore waxaa gurigaa ku jirijiray badhasaabkii hore ee Iska casilay gobolka togdheer Xamarji oo ay saxiib ahaayeen Guleed samatar oo isagu ahaan jiray dawladii Riyaale badhasaab ku xigeenka gobolka togdheer.

Arinkan ayaa dhacay kadib markii badhasaabka cusub Xilka lagu wareejiyay shalay oo magaalada Burco luugu sameeyay Munaasibadii xil kala Wareejinta badhasaabka cusub Iyo Kii hore.
Ilaa hada wax wari Kama soo baxin badhasaabka cusub waxaanu Isku daynay inaanu la xidhiidhno oo wax ka waydiino Arintan sababtay in gurigii badhasaabka uu dibad Wareeg ka ahaado loona diido Inuu fooda soo galiyo, Guryaha dawlada ayaa waxaa xoog ku degan dadka Iyo masuuliyiin Xilal ka soo hayn jirtay dawlada ilaa hadana wax lagama qaban waxaanu keeni karaa dhibaato aad u wayn hadaan laga saarin dadka Shacbka ah ee degan Guryaha hantida dawlada ee ka dhaxaysa dadka oo dhan.
xogreebnews.com-office Burco




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured