Badhasaabkii Sanaag Oo Bilaabay dDhaqanadi Lagaaga Qaaday Xasanadii Xildhibaanimo,Wakhtigii Marxuum Cigaal,Shaqadiisina Kaga Mashquulay Fidmo U Ugu Kala Dab-Qaadaayo,Hargeisa Iyo Boorama.

0
Tuesday January 28, 2014 - 21:13:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabkii Sanaag Oo Bilaabay dDhaqanadi Lagaaga Qaaday Xasanadii Xildhibaanimo,Wakhtigii Marxuum Cigaal,Shaqadiisina Kaga Mashquulay Fidmo U Ugu Kala Dab-Qaadaayo,Hargeisa Iyo Boorama.

    Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ay uu xaqijiyeen in anay haba yaraatee badhasaabka gobolka sanaag,anu gabi-ahaanba soo shaqo-tagin bilo badan,waxaayna wararku xuseen in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ay uu xaqijiyeen in anay haba yaraatee badhasaabka gobolka sanaag,anu gabi-ahaanba soo shaqo-tagin bilo badan,waxaayna wararku xuseen in Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa ilo wareedyo lagu kalsoon yahay shabakadda warar ee xogreebnews.com-ay uu xaqijiyeen in anay haba yaraatee badhasaabka gobolka sanaag,anu gabi-ahaanba soo shaqo-tagin bilo badan,waxaayna wararku xuseen in badhasaabku gelinba magaalada ceerigaabo, ah gobol baaxad ballaadhan,lama ogga siffaha dhabta ah ee kalifay in uu masuulkan ugu sareeyo,gobolka sanaag uu shaqadiisi, uu kaga mash-qulay tamash-leyta caasimadda somaliland, iyo magaalada uu kasoo jeedo ee boorama,asaago oo ay jiraan duruufo siyaasadeed o ku gadaaman gobol sanaag ah mid baaxadlehisla markasna ku yaala furin dagaal.

Axmed Muxumed Geele Dacar ayaa la sheegay in gabi-ahanba annu war uu hayniin wax ka socda gobolka uu masuulka ka yahay,sidoo kale waxaa jiraa xoggo sheegaaya in masuulkani uu ahaa siyaasi saaqiday isla markaasnay dadka gobolku anay waxban waydiinin,taasina ay sabab uu tahay markastoo uu gobolka tago uu sheego,waxyaabo annu warba ka hayn bulshada reer ceerigaabo ayaa nacaybka ay uu hayaan masuulkan ay ku naaneysan saaqidka siyaasada.
dhowaan ayay ahayd markii uu shirka maayerada dalku uu ka dhacay magaalo-madax-da gobolka sanaag,taaso la waayay cid furta,maadaama oo uu maayerka ceerigaabo, uu ahaa masuul la mid ahaa maayerada kale,kadibna lasoo kiciyay badhasaabku xigeenka oo la sheegay inuu xanuunsanaaya,taasina waxaay ku tuseysa kulaanka muhiimk ahaa ee ka dhacay gobolka uu masuulkaasi qiimeyn waayay.
sidoo kalena waxaa jiraa qorshihii gobolka ee qaadhan ururinta wadaada ceerigaabo,taaso la sheegay in haba yaraate,uu badhasaabku anu cidna anu shilin ka qaadin taasina waxaay tahay in anu kaba qayb qaadan dib-u dhiska gobolka waxanay marxaati ka tahay masuuliyaadka uu ku fashilmay gudoomiyaha gobolka sagaan.
1993 shirkii Boorama, ayaa Axmed Muxumed Geele (Dacar)uu ka mid ahaa xildhibaanadii lagu soo xulay hab-beeleedkii,taaso markii uu soo xaadiri-waayay uu alle naxaristii janno haka waraabiyee marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal,oo ka saaray gollaha wakiiladii somaliland.
lama ogga tallaabada uu madaxweyne siilaanyo ka qaadi-doono badhasaabka ku guul-daraystay xilkii ummada
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured