Wasiirka Beeeraha Somalilad Oo Daboolka Ka Qaaday In Deegaano Ka Tirsan Gobalka Saaxil Laga Beerayo Timir

0
Tuesday January 28, 2014 - 19:03:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Beeeraha Somalilad Oo Daboolka Ka Qaaday In Deegaano Ka Tirsan Gobalka Saaxil Laga Beerayo Timir

    Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil. Hargeysa(xogreebnews.com-Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Beeraha Proffosor Faarax Cilmi Geedoole ayaa gaadhay deegaano ka tirsan xeebaha Gobolka Saaxil.
weftiga oo ka kooban mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradaha Beeraha iyo Hay’adda G I Z ayaa Ujeedada Socdaalkoodu tahay sidii dalaga timirta loogu beeri lahaa deegaanadaasi.
Weftiga oo maanta ku sugan tuulada Beeyo-Dhaadheer, Ramlo,Burco Kibir iyo deegaanada ku xeeran oo ka tirsan degmada Berbera ee Gobolka Saaxil ayaa kulamo kala duwan la yeeshay dadweynaha deeganadaasi halka sidoo kalena la calaamadiyey deegaanadii laga beeri lahaa dalaga timirta.

Wasiirka Beeraha oo khadka taleefoonka noogu waramay ayaa sheegay in isaga iyo mas’uuliyiinta kale ay ku wargeliyeen dadweynaha deegaankaasi in dhowaan laga beeri doono timir halkaasi isla markaana ay yihiin dhul ku wanaagsan beerista timirta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured