WAR CULUS:WARGEYSKA WAAHEEN OO AL-BAABADA LO LAABAY SABAABAHA KALIFAY.

0
Tuesday January 28, 2014 - 09:42:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CULUS:WARGEYSKA WAAHEEN OO AL-BAABADA LO LAABAY SABAABAHA KALIFAY.

    Hargeisa(xogreebnews.com-mid ka mdi ahaa wargeysyada logu jecel yahay somaliland ayaa si lama filaan ah lo xidhay iyaadoon la garaneeyn sabaabta dhab ahaan ka danbeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-mid ka mdi ahaa wargeysyada logu jecel yahay somaliland ayaa si lama filaan ah lo xidhay iyaadoon la garaneeyn sabaabta dhab ahaan ka danbeysa. Hargeisa(xogreebnews.com-mid ka mdi ahaa wargeysyada logu jecel yahay somaliland ayaa si lama filaan ah lo xidhay iyaadoon la garaneeyn sabaabta dhab ahaan ka danbeysa.
gudoomiyaha guud ee wargeyska WAAHEEN,oo anu waxka waydiinaya ayaa noo xaqiijiyay in gabi ahaanba la xidhay wargeyska waaheen.
ilo wareedyo ay heeshay shabakadda warar ee xogreebnews.com ayaa sheegaaya,kadib markii uu shalayto wargeysku waxka qoray wasiirka waxbarashada somaliland marwo samsam cabdi adaan ay si weyn uga cadhootay war uu wargeyska ka qoray,sidaa xoggaha annu helleyno sheegayaan,waxaay wasiiradu uu tagtay mulkiilaha wargeska waaheen axmed xuseen ciise oo ay uga dacwootay warbilaa cadeymo ay ku sheegtay,marwadu,taasina si weyn uga xanaaqay mulkiiluhu.

waxaayna wararka anu helleyno sheegayaan,sidaas lagu xidhay wargeyska waaheen.
dhowaan ayay ahayd markii al-baabada loo laabay xaruntii wargeyska kale ee madaxa-banaan ee HUBAAL xukumada somaliland ayaa noneysa mid si weyn ula dagaalanta xoriyaatul qawlka
xogreebnews.com-officeHargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured