GUDDOOMIYE CIRO OO GOOL-SIYAASADEED KA DHEELIYAY,LABADIISI KU XIGEEN

0
Monday January 27, 2014 - 20:45:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDOOMIYE CIRO OO GOOL-SIYAASADEED KA DHEELIYAY,LABADIISI KU XIGEEN

    Hargeisa(xogreebnews.com-fadhi ku cusbaa fadhiyaada golaha wakiilada ayaa saaka ay ansixiyeen golaha wakiilada somaliland fadhigan oo markii hore ay gudoominaayeen shir-gudoonka oo dhami balse marki golaha lo qaybiyay xeer inay an sixiyaan,kaaso yare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-fadhi ku cusbaa fadhiyaada golaha wakiilada ayaa saaka ay ansixiyeen golaha wakiilada somaliland fadhigan oo markii hore ay gudoominaayeen shir-gudoonka oo dhami balse marki golaha lo qaybiyay xeer inay an sixiyaan,kaaso yareynaaya Hargeisa(xogreebnews.com-fadhi ku cusbaa fadhiyaada golaha wakiilada ayaa saaka ay ansixiyeen golaha wakiilada somaliland fadhigan oo markii hore ay gudoominaayeen shir-gudoonka oo dhami balse marki golaha lo qaybiyay xeer inay an sixiyaan,kaaso yareynaaya awooda ay leeyihiin labada gudoomye ku xigeen,iyaago markii danbe ka dareeay fadhiga.
waxaana lagu ansixiyay fadhigan inay la sinaadan ku xigeenadu xildhibaanada kale marku joogo gudoomiyuhu,markuu uu maqan yahay gudoomiyuna ay si caadi uu si wadi karaan hawlaha golaha

sidoo kale waxaa la sheegay in la xadiid dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee labada gudoomiye ku xigeen.
gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahana gudoomiyaha xisbiga mucaradka ah ee WADDANI ayaa maanta gool siyaasadeed oo hore aan somaliland loogu baran
ka dhaliyay saxabadiisi ay labadiisi kuxigeen oo maanta god madaw ku riday shirgudoonka golaha wakiilada wixiisi la odhan jiray
islamarkaana awoodi shir gudoonka lagu wareejiyay gudoomiyaha wakiilada
iyadoona maanta wixii ka danbeeya gudoomiye baashe iyo cali ay ka fadhi hoosayn doonaan gudoomiyahay.
sidoo kale waxaay arrintani dhali karta xilaaf-siaasadeed oo dalka ka curta
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured