Shirkii Gollaha Wasiirada Oo Lagu Ansixiyay Diwaan-gelinta Kaadhadhka Dhalashada Somaliland.

0
Monday January 27, 2014 - 20:39:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 780
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Gollaha Wasiirada Oo Lagu Ansixiyay Diwaan-gelinta Kaadhadhka Dhalashada Somaliland.

    Hargeisa(xogreebnews.com-gollaha wasiirada somaliland ayaa saaka si lama filaan ah laysugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-gollaha wasiirada somaliland ayaa saaka si lama filaan ah laysugu Hargeisa(xogreebnews.com-gollaha wasiirada somaliland ayaa saaka si lama filaan ah laysugu yeedhay iyaadoonay ahayn,maalintii caadiga ahayd ee ay shirka ku yeelaan jireen wasiiradu madaxtooyada.shirkan oo si weyn looga dooday sidi lo hir gelin-lahaa kaadhaadhka dhalashada ayaa la sheegay in laysku raacay an-saxintiisa.
madaxweyne ku xigeenka somaliland ayaa sheegay in uu xeerkani kala saari doono,muwaadiniinta iyo ajaanibiiga
sidoo kale gollaha wasiirada ayaa isku raacay in si deg-deg ah lo hir-geliyo
xogreebnews.com-office-Hargeiesa





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured